Webmaster

    Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada London

    London 05.Dec 2013(SDN)Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey maagalo maxadaxda dalka Ingriiska ee London ka dib markii Wasiir Warancade iyo Wasiirada Arimaha Dibada iyo Macdanta iyo Biyuhu si wada jira marti qaad uga heleen dawlada Ingriiska kooxdan wasiirada ah oo uu ugu danbeeyey Wasiir Warancade…

    Read More

      “Dar-dargelinta soo kabashada dhaqaalaha iyo ganacsiga waxey sii xoojineysaa ciribtirka kooxaha xagjirka ah ee Soomaaliya.” Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan

      Paris, 05 December 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somalia, Marwo Fowzia Yusuf H. Adam oo ka qeybgaleysa shirka looga hadlaya arrimaha amniga iyo nabada Afrika oo uu marti geliyey Madaxweynaha Fransiiska Francois Hollande ayaa kulan gaar ah la qaadatay Guddoomiyaha Bankiga Bred, Mr Steve Gentili oo ay ka wada…

      Read More

        Gudoomiye Cirro oo Martiqaad ka Helay Dhigiisa Baarlamanka Itoobiya iyo Ujeedada Casuumaada

        Hargaysa 05.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland islamarkaana, ah Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani C/raxmaan Maxamed C/laahi (ciro) ayaa martiqaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Itoobiya Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Faderaalka Iyoobiya Mr Kassa Takiebrahan, isagoo ku martiqaadey munaasibada Maalinta Qowmiyadaha dalka Itoobiya. Munaasibadan oo ah mid balaadhan islamarkaana, uu kasoo qeyb gali doono…

        Read More

          Lacago Lagu Laaluushayo Shaqaalaha Telefishanka Qaranka oo ka dhex socda Kaamboolka Wasaarada Warfaafinta Iyo Eedaha dul hoganaya

          Hargaysa 05.Dec 2013 (SDN)- Fadeexadaha musuqmaasuq ee maareeyaha televisionka qaranka  ayaa  ah weli kuwo  halkii kasii socda kuwaasoo marba marka ka danbaysa iska soo daba dhacaya,waxaanay wararkii ugu danbeeyey sheegayaan in maareeyihii hore ee televisionka  qaranka ee shaqada laga joojiyay uu ilaa waaberigii hore ee saaka ka waday xarrunta wasaaradda warfaafinta hawlgallo lacag dollar ah…

          Read More

            Somalia banks on economic recovery to stabilise Somalia and defeat terrorists, says Foreign Minister

            muqdisho 05.Dec 2013 (SDN)- Accelerating commercial and economic recovery will spell the final defeat of terrorists in Somalia, Her Excellency Fawzia Yusuf H. Adam, Deputy Prime Minister and Foreign Minister, said in Paris today. Speaking ahead of the two-day Élysée Summit for Peace and Security in Africa hosted by the French President François Hollande, the…

            Read More

              Ra’iisul Wasaare“Saacid” oo si kulul u cambaareeyey qaraxii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magaaladda Boossaaso, tacsina u diray dadkii ku geeriyooday

              Muqdisho December 5, 2013(SDN)Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey weerarka bahal nimada  ee lagu xasuuqay dad shacab ah oo aan waxba galabsan                                                                                                                                                                                                       “Waan cambaareynayaa qaraxii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Ee lagu laayay dadka shacabka aan waxba galabsan.   Sidoo kale, Ra’iisul Wasaare Shirdoon…

              Read More

                AFHAYEENKA XISBIGA WADDANI UK AYAA UGU BAAQAY WASIIR CUKUSE INUU BAADHITAAN CAD KU SAMEEYO WARBAAHINTA QARANKA SI UU U DHAMAYSTIRO DHAQ-DHAQAAQAN UU BILAABAY.

                Waxaan daah inaga saarnayn sidii Shacabka Somaliland meelkastoo ay joogaanba Gudo iyo Dibadba u soo dhoweeyeen uguna farxeen markii Tvga Qaran ee Somaliland National Television “SLNTV” bilaabay inuu gaadho oo laga daawado Wadamo badan oo Aduunka ka mid ah, kana furtay Xafiisyo goobo badan, sidoo kalena ku yeeshay Suxufiyiin uga soo warama qaybo badan oo…

                Read More

                  Golaha Wasiirada ee Somalia oo Taageeray Go’aankii Baarlamanka ee Kalsooni kala noqoshada Xukuumada

                  Muqdisho 05.Nov 2013 (SDN)-Kulan gaar ah oo maanta ay isugu yimaadeen xubnaha golaha wasiirada Xukuumadda ee dhawaan Baarlamaanka Soomaaliya Kalsoonida kala laabtay oo uu shir guddoominayey Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa looga dooday go’aankii Barlamaanka Soomaaliya uu Kalsoonida kala laabtay Xukuumaddii howsha fulinta heysay. Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”  oo kulankaasi ka dib la…

                  Read More

                    Cadaalada iyo ilaalinta xuquuqda dadka waa arin waajib,ku ah masuulka qarankan xil u haya,Wasiirka Warfaafintu ha ku Guulaysto Go’aanka Cadaaladeed

                    waa talaabooyinkak lagu garto masuulka wanaagsan inkastoo qarankeena,ay joogaan rag badan oo ilaahay ku manaystay garasho iyo aqoon uu ku maamulo,hawl qaranku u igmaday, hadana waa bani,aadam cida masuulka xil u magaacabysaa oo walaga yaabaa, inay u dhuuntaan mid ama laba qof oo sifo khaladan, loo magacaabi karaa,waxaan ka mid ahay dhalinyarada ku nool agagaarka…

                    Read More

                      Qayb ka mid ah Urur Siyaasadeedkii Xaqsoor oo Maanta ku biiray Xisbiga Kulmiye

                      Hargaysa 05.Dec 2013 (SDN)- Urur siyaasadeedkii xaq soor ee ku hadhay doorashadiii golaha deegaanka  ayaa maanta si rasmi ah ugu  biiray xisbiga talada dalka haya ee kulmiye Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay midawga  urur siyaaasdeedkii xaq soor iyo xisbiga kulmiye oo lagu qabtay huteelka maansoor ee magaaladda hargaysa ayaa waxa kasoo qeyb galay  hogaanka  sare ee xisbiga kulmiye , marwada…

                      Read More

                        Madaxweyne Xasan Sheekh oo Canbaareeyay Qaraxa ka dhacay magaalada Boosaaso

                        Muqdisho 05.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Madaxweynaha ayaa tacsi u diray dadkii ay waxyeellada ka soo gaartay qaraxa oo ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso. Xasan Sheekh ayaa sheegay in kooxaha argagaxisada ay ku guul-darraysteen…

                        Read More

                          Xisbiyada Mucaaridka ah ee Ucid iyo Waddani oo Eedaymo Culus u soo jeediyay Maamulka Madaxweyne Siilaanyo

                          Borama 5.Dec 2013 (SDN)- Kulan balaadhan oo ay isku yimaadeen labada xisbi mucaaradka ee Ucid Iyo WADDANI ayaa maanta ka dhacay Hotel Haldoor ee Magaalada Boorama kulan oo xanbaarsanaa laba ujeedo oo kala ahaa canbaarayn loo soo jeediyay xukuumada Axmed Siilaanyo ka horjoosashadii maalintii shalay ay ka horjoogsadeen mas’uuliyiintii xisbiga UCID ee booqashada ku iman…

                          Read More

                            One Voice and One Target Is the Vision of Somaliland People, Division Do Not Make a Nation

                            The national consultation conference announced by Somaliland political parties has been a hotly debated issue over the past months and became one of the most debated issues among the Somalilanders. It has caused political divisions, differences as well as massive chaos among the innocent peace-loving people of Somaliland. Neither government nor political parties are perfect…

                            Read More