Webmaster

    Hawl Wadeenada Telefishanka Xukuumadu Maamusho oo Madaxweyne Siilaanyo Cod dheer uga digay in Xayndaabka Wasaarada lagu soo celiyo Maareeye Musuq maasuq ku sifoobay

    Hargeysa 05.Dec 2013 (SDN)-Madax-qeybeedyadda  kala duwan  iyo Barnaamij soo saareyaasha TV-ga Qaranka ayaa Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  u gudbiyay  Tallo-nasteex ah oo ay kaga dalbanayaan inuu  ka dul-qaado ayax aan waxba reebayn oo ku habsaday Maamulka TV-ga Shaqaalaha TV-gu waxay sidaas ku sheegeen bayaan dheer oo ay maanta soo saareen oo u…

    Read More

      HAMBALYO SHAQAALAHA WASAARADDA WARFAAFINTA WAANU IDINLA QABNAA CADAALADA IDIIN DHALATAY

       shaqaalaha ka mid yahay, oo muran ka dhex,socdo sarkaalkan labisan ee ka saaraya dayrka wasaarada, waa maxay sababta laygu saarayaa,miyaanan muwaadin shaqaale ah ahayn, adeerf anigu askari ayaan ahay waa amar maareeye ee ka baxa wasaarada, qaarkood waxay iyagoo baraad la, ayey isyidhaahdaan gal shaqadaadii askariga jooga albaabka idaacada ayaa u diida oo u sneega…

      Read More

        Wasiirka Maaliyada Somaliland oo Isku Shaandhayn ku sameeyay Madaxda laamaha Dekhliga ee dalka

        Hargeysa 05.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Maaliyadda C/casiis Maxamed Samaale ayaa isku-shaandhayn ku sameeyey Maamulayaasha Kastamada Goboladda Dalka iyo kuwa Cashuuraha Berriga, kuwaas oo aan in muddo ah la taabanin. Wasiir Samaale oo shalay soo saaray Digreeto uu ku dhaqan gelinayo isku-shaandhaynta Maamulayaasha Kastamada ayaa masuuliyiinta uu isku bedelay waxa ay u dhignaayeen sidan:- Cabdi…

        Read More

          Xadhiggii Xukuumaddu Saddex cisho ka Hor kula kacday Afarta wariye oo ay ugu dartay Tacaddi iyo karantiimayn kale

          Hargeysa:05-Dec-2013(SDN)-Afar ka mid ah wariyayaasha ka hawlgala warbaahinta madaxa Bannaan ee Somaliland oo maalintii saddexaad ku xidhan saldhigga dhexe ee Magaalada Hargeysa, ayey xukuumaddu  si aad ah ugu tacaddiday xuquuqdoodii aasaasiga ahayd. Wariyayaashan oo gardarro loogu xidhay amar ka soo baxay Madaxtooyada, ayaa  sidoo kale lagu amray inaan cidi Booqan karin oo aanay Ehelkoodu xataa…

          Read More

            Dalladda Kulmisa Ururrada Naafada ah Oo Ka Dareen Celisay Xuskii Madaxweyne Siilaanyo Kagala Qaybgalay Maalintoosa

              Hargeysa:05-Dec-2013 (SDN)- Ururka waddaniga ah ee Isku-xidhka taageerada naafada Somaliland ee magacoodu loo soo gaabiyo (DAN) oo door wayn ku lahaa xuskii maalinta naafada adduunka ee 3-da bisha December lagu qabtay caasimadda Hargeysa, ayaa uga mahadceliyey Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ka qaybgalkii xafladdaasi iyo taageeradii baaskiiladaha iyo mootooyinka ee uu u…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo Oo Soo Xerogelinta Dibad-wareeggii Reer Awdal Libin Uga Dhigay Laba Wiil oo Uu Adeer u yahay

              Hargeysa:05-Dec-2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland, ayaa Soo Xerogelinta Wiilal Reer Awdal oo Dibad wareeg ahaa u Adeegsaday Laba Wiil oo ka soo Jeeda Beeshiisa. Madaxweyne Siilaanyo ayaa wada Hadal muddo socday oo xukuumaddiisu kula jirtey Xubno reer Awdal ah oo  ka soo quustay Soomaaliweyntii gabalkeedu dhacay, ayaa  Gebagebadiisii libin uga dhigay Xubno ay isku jifo yihiin oo qaarkood…

              Read More

                Wasiir Samaale Oo Isku Shaandhayn Ballaadhan ku Sameeyey Saraakiishiisa Kastamada, Qaar uu Malafsi uga Taag waayeyna Karkaarka Weydaariyey

                Hargeysa:05-Dec-2013 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa  Isku beddel ballaadhan ku sameeyey saraakiisha sare ee kastamada waddanka. Wasiirka ayaa  isku beddelkan iyo magacaabistan cusub ee uu ku sameeyey Sarkaakiishiisa kastamada dalka kala jooga ku soo saaray Wareegto, iyadoo u jeedaddu tahay dardargelinta hawlaha dakhli ururineed ee waddanka. Sidoo kale waxa ay wareegtadani…

                Read More

                  DAAWO Badhasaabka gobolka Gabiley oo laba hadal oo isburinaaya kaga jawaabey Safarkii Musharaxa xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen

                  Hargeysa Dec 05,2013(SDN)-Badhasaabka gobolka Gabiley ayaa laba hadal oo isburinaaya kaga jawaabey Safarkii Musharaxa xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen uu kutagayey deegaano gobolkaasi kamida  waxaana  badhasaabka Cadaadiskaga yimi Madaxtooyada Somaliland taasi oo uu bixiyey wareysiyo iska soo horjeeda oo isla shaley uun arintaa ka dib laga qaadey.  

                  Read More

                    Guddoomiyaha UCID ee UK oo canbaareeyay xanibaadii Xukuumada Somaliland ee Masuuliyiinta xisbigaasi

                    London Dec 05,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID laantiisa UK Md Maxamed Jamac Koodbuur(Shine) ayaa qoraal uu na soo gaarsiiyay waxa uu ku canbaareeyay falkii ay xukuumada Somaliland ku xanibtay socdaal uu Musharaxa madaxweynaha ee Xisbigaasi Md Jamaal Cali Xuseen uu ku tegi lahaa gobolka Gebiley,Qoraalka ayaa sidan u dhignaa. “Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID…

                    Read More

                    Man United oo Gabalkeedii Sii Dhacayo Markii Everton 1-0 Ku Dubatey (DAAWO) Maxaase Si Ka Ah? (By Jaahuur)

                    London-Trafford Stadium-04-Dec-2013-(SDN)-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jaleeceynaa Naadiga facaweyn ee Man United oo naayadii yar-yaraa u miliqsanayaan,kaalinta 9-na kaga jirta horyaalka Ingiriiska Premier League Maxaase si ka ah? Aalaaba naadiyada facaweyn marka ay la soo gudbownaato guuldarooyin badan waxaa loo aaneynayaa is bedelada badan ee xagga maamulka,tababarayaasha iyo xagga ciyaartoydaba. Man United oo aay soo…

                    Read More

                      Xoghayaha Xisbiga Ucid ee Uk Mudane Cabdilaahi Cumar Shaqale ayaa si adag u canbaareyey dhacdadii foosha xumayd ee ka dhacday Gobolka Gabilay

                        London 05/12/13(SDN) Xoghayaha xisbiga ucid laantiisa uk ayaa canbareyey dhacdadii foosha xumayd ee laga hor istagay madaxda xisbiga Ucid inay booqasho ku tagaan  gobolka Gabilay, Gudoomiyaha oo saxafada kula hadlay ayaa waxa uu shegay in ay manta dawlada kulmiye ay la timid dhacdo aad u xun oo aan looga baran Somaliland taas oo keentay…

                      Read More

                        Open Letter: The Government Order to Block The Leaders of UCID Party to Visit Gabiley

                        Ottawa, 04 Dec 2013 (SDN) -Somaliland Watch Group (SWG) a diaspora based group has written a letter to Somaliland government expressing concerns about government order to block the leaders of UCID party to visit Gabiley. The letter is addressed to Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud “Silaanyo”.   To:  the President of Somaliland Republic From: Somaliland…

                        Read More

                          Madaxweynaha Somalia oo ku Celiyay in aanay Jiri doonin Haween la Kufsado Misane la Xidho

                          Muqdisho 04.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xaqiijiyay inaanay ciidanka booliska xiri doonin haweenka ka soo cawda kufsiga, haddii ay dhacdo in baaritaan lagu sameeyo sheegashadooda la baari doono iyagoo bannaanka jooga. Ciidanka ammaanka iyo booliska Soomaaliya ayuu sheegay in la siiyo tababarro gaar ah oo jinsiga ku saabsan, isagoo xusay…

                          Read More

                            Westgate Siege: Four Accused Refused Bail in Nairobi

                            Nairobi, 04 Dec 2013 (SDN) -A Kenyan court denied bail on Wednesday to four men facing trial in connection with Kenya’s Westgate mall massacre in September in which at least 67 people were killed. Magistrate Kiarie Waweru Kiarie told the accused in court in Nairobi their bail applications had been rejected because of “security concerns.”…

                            Read More

                              “ Waxaa dhab ah Dawladdeenani ilaa markii ay Kursiga ku fadhiistay inaanay wax nabad galyada wax yeelaya mooyee aanay waxba u tarin, laba dibble ayaa looga hayaa. Maxaa ka makhraati ah? Muj Xasan Guure {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 04.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Madasha wadatashiga iyo toosinta Qaranka Xasan Guurre Jaamac ayaa Xukumadda uu Madaxweyne Silaanyo hogaamiyo ku dhaliilay Xadhiga Shalay ay kula kacday weriyeyaal Mudaharaad dhigayay iyo horjoogsiga Wefti Musharaxa Madaxweynaha Ucid hogaaminayay oo loo diiday in Gabiley uu galo. Waxa uu Hogaamiyaha Somaliland kula taliyay inaanu marin dariiqii uu Siyaad Barre…

                              Read More