Hargeysa Nov 12,2013(SDN)-Daawadeyaal wa mar kale iyo xiligii aad nooga barateen in aanu idiin soo gubino wararkii guddaha iyo dibedda ee ka baxay TV-ga Qaranka Somaliland iyada oo qodobada aad warka ku daawan doontaana ay ka mid yihiin;
Wasiiraka Qorsheynta iyo wasiiru dowlaha Maaliyada Somaliland oo Kenya booqanaya
Wasiiro Door ah oo war ka soo saaray dhul beereedka dalka
Wasiirka Kheyraadka Badda iyo Kaluumsiga oo soo bandhigay qorshe lagu horu marinayo ka faaiideysiga kheyraadka badda.
Kuwaa iyo qodobo kale oo caalemi ah ayaad ku daawan doontaan baahinta wararka TV-ga Somaliland ee Daawasho Haboon.
