Uncategorized

Xaafada Wadajir ee Magaalada Garowe oo hanatay tartanka Ramadan {DHAGAYSO}

Garowe 11.Aug (SDN) Hoolka Jaamacada bariga africa  magaalada Garowe ayaa lagu soo gabo-gabeeyay maanta  Tartanka kadis oo bishii Ramadaan ka socday idaacada Radio Garowe kaasoo ay ku tartamayeen xaafadaha magaalada.

Masuuliyiin ka socda Dowlada Puntland,aqoon yahano,madaxda Jaamacada Bariga Africa Garowe,mamulka Gobalka Nugaal, kan Garowe, mulkiilaha Radio Garowe iyo dadwayne farobadan ayaa kasoo qayb gala  ,waxana labada xaafadood oo tartanka iskugu soo horay oo kala ah Wadajir iyo Hodan Garowe ay ku tartameen 12-su’aalood oo iskugu jira diini iyo aqoon guud-ba.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/codad11(1).mp3″]
Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga Dhagaysato

Garowe SDN.

Qurbejoog.com