Ceerigaabo 11.Aug (SDN) Maayarka Magaalada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur oo Shir Jaraa’id maanta ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ku Hambalyeeyay Guusha Taariikhiga ah ee uu Kaga Midho dhaliyay derajo bixinta Ciidamada kala duwan ee dalka.
Maayarka Magaalada Ceerigaabo Waxaa kale oo uu Shirkaasa Jaraa’id ku Beeniyay War lagu faafiyay Wargayska Waaheen ee ka soo baxa Magaalada Hargaysa oo lagu sheegay in Weftigii Xukuumad ee bulshada magaalada ceerigaabo kala qayb galay Salaadii Ciida in lagu foodh yahay.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Ceerigaabo11.mp3″]
Halkan Guji si aad u dhagaysato Maayarka Ceerigaabo
Ceerigaabo SDN.
Qurbejoog.com
