Hargaysa 15.July (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu Galabta kulan Afur iyo Casho la qaatay Sidii caadada u ahaydba Bisha Barakaysan ee Ramadaan Culimada Somaliland gaar ahaan Culimada Gobolada Dalka ku nool oo uu casuumad u fidiyey .
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa kulankaasi ka Sheegay in Sababta uu isugu Yeedhay Culimada ay tahay sidii uu ula socodsiin lahaa Marwalba Wixii ku soo kordha dalka.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/KulanMadaxweynaha.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
