Fadeexadii ugu Xumeed ee Abid soo Marta Xafiiska Wakiilka Somaliland ee UK iyo Ururka SSUK oo Dul Hogeneysa.
Marka hore waxaan salaan u dirayaa dhamaan shacabka reer Somaliland iyo bahda saxaafada meelkasta oo ay ka joogan dunida dacaladeeda. Waxaan Maanta Qalinka u Qaatey in aan Qoraalkan idiin soo Gudbiyo ,Markii aan arkey dad badan oo Caadeystey ama ku mamey lacagta yare e laga soo ururiyo qurbajooga Somaliland ee doonaya in ay u diraan…
