Webmaster

    Madaxtooyada oo Ka Sastay Xildhibaano Is Xilqaamay oo Isu Laab-xaadhaya Dadkii Soo Doortay Oo Tabashooyin Is Dul Tuullan Ka Tirsanaya Xukuumadda

      HargeysaJune 05,2013 (SDN/Hubaal)- Xukuumadda Somaliland ayaa sas ka qaaday koox xildhibaano ah oo isu xilqaamay wax ka qabashada arrimo is dul tuullan oo dawladdu ka seexatay, gaar ahaanna Gobollada Bariga Somaliland. Lix Xildhibaan ooka soo jeeda Beesha Madaxweyne Siilaanyo oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo  dhawrkii maalmood ee u dembeeyey dedaalo nabadeed u…

    Read More

      Qormadii 7aad oo leh-Xukuumada Siilaanyo Ha-tol-tolato Dil-Dilaaceeda hana Dheeli-tirato Awrkeeda ay Heeryada ka Bedelayso

      Xukuumadeey Xil-Daruuran-baa-Dumadaada Su-dhan!!!! Hadii aynu nahay Qarankan yar- ee Barakeysan ee Somaliland  oo ah  wadan yar oo dihin oo curdin ah oo Ilaahay Salka U-dhigay Gacanka Cadmeed oo ah Goob marin-badeed-Istiraatiiji  ah oo ina iibin-karta hadii lahelo Hogaankeedii Caalamka u-suuq-geyn-lahaa ( leadership). laakiin nasiib-daro  aan Weli-aduunka la-inaga ictiraafin, Waxaana  aynu ku-maalin Riyoonaa in aynu nahay…

      Read More

        Muuse Biixi Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Ka Dhoofay Seattle

        Seattle June 05,2013(SDN)-Waxa madaarka caalamiga ah ee Sea-tac International Airport ee magaalada Seattle ee gobolka Washington ka ambabaxay wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo gobolkan ku joogay booqasho qaadatay Afar cisho,waftiga uu hogaaminayey gudoomiyuhu ayaa ka koobnaa Badhasaabkii hore ee gobolka Saaxil Mudane Maxamuud Cali…

        Read More

          Ethiopian Migrants Return from Somaliland

          The International Organization for Migration (IOM) says it has helped volunteer return of 42 Ethiopian migrants stranded in Hargeisa, Somaliland. The return by IOM bus from Hargeisa to Jijiga, on the Ethiopian side of the border, took three hours. The migrants underwent pre-departure IOM medical checks to ensure that they were physically able to travel…

          Read More

            Weedhii Prof Samatar ee Maanta iyo Gebilay “Lama helo Wadaadoow Waxaan Cidi ku Hawshoone,Naftaa loo Hantaaqaa Waxay Hiigso Leedahay” DAAWO

            Gebilay 04.June (SDN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigalinta Maamulka Heer Gobol iyo Mid Degmo,Qaybaha Bulshada ayaa Soo dhawayn balaadhan ugu sameeyay Degmada Gebilay Aqoon yahan Axmed Ismaaciil Samatar. Soo dhawayntan oo Xamaasadi ku dheehnayd ayaa dadweynaha reer Gebilay ay kaga Hortageen Aqoon yahan Axmed Ismaaciil Samatar meel 8 KM u Jirta Magaalada Gebilay waxaana lagu…

            Read More

              Guddomiyaha xisbiga ucid ee laanta ugandha oo si weyn uu canbaareyey kulanki kenya uu kaga qayb galay wasiirka arimaha dibadu somaliland

              (KamapalasSDN) Guddomiyaha laanta xisbiga ucid ee dalka ugandha , khadar bitijoor ayaa ku tilmaayey kulanki wasiirka arimaha dibadu uu kula fadhiistay meel aan maqaamka somaliland ku munaasib ahyn waana siyaasad ay xukumada somaliland uu madaxweynaha ka yahay Md Madaxweyne ahmed mohamud siilaanyo dalka ku soo kordhisay waayo somaliland maanta waa ku ceeb inay la fadhiisato…

              Read More

                Siyaasiga Cali Warancade oo ka hadlay Kulan ay Wada Yeesheen Aqoon yahan Axmed Ismaaciil Samatar

                Hargaysa 04.June (SDN) Siyaasiga  Cali Maxamed Warancadde oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ee Waddani ayaa maanta ka hadlay socdaalka soo guryo-noqoshada ah ee uu dalkiisa Somaliland ku yimid Prof: Axmed Ismaaciil Samatar. Mudane Cali warancadde waxa uu ku tilmaamay Prof Samatar inuu yahay shaqsi wax weyn ku soo kordhin kara siyaasadda iyo horumarinta dalka, waxana…

                Read More

                  Al-Shebab Displays Kenyan Prisoners in Southern Town

                    Mogadishu, June 4, 2013 (SDN)— Al-Shebab fighters in Somalia on Sunday publicly displayed two soldiers they claim are Kenyans, captured during skirmishes that left five people dead last month after a cross-border attack. Al-Shebab fighters displayed the two prisoners to thousands of people gathered in southern Somali town of Jilib. The Islamists used vehicles…

                  Read More

                    Uhuru assures of Kenya’s commitment to Somalia

                    Nairobi June 04 2013 (SDN)—President Uhuru Kenyatta yesterday reassured Somalia of Kenya’s commitment to the stabilization of the war torn country within the framework of the IGAD peace process and in accordance with the country’s Federal Constitution. President Kenyatta made the remarks at State House Nairobi when he met with the President of Puntland Federal…

                    Read More

                      Shir Caalemi ah oo Shidaalka Africa looga arinsanayo oo Somaliland lagu casuumay

                      Sydney June 04,2013(SDN)-Shir ka dhacaya dalka Australia oo looga arinsanayo shidaalka Ceegaaga qaarada Africa sidii loo soo saari lahaa ayaa ka qeybgalkiisa lagu casumay Wasriika Macdanta iyo Shidaalka Somaliland. Shirka oo sanadkii hore ay ka qeybgaleen shirkadaha baaritaanad aka sameeya qaarada Africa ayaa sanandakn intiisii hore laga balaariyay. Sanad kan waxa lagu casuumay wadamada shidaalka…

                      Read More

                        Shabaabka oo soo bandhigay maxaabiis Kenyan ah

                        Jilib June 04,2013(SDN)-Kooxda Al Shabaab ee gancanta ku heysa degaanka Jilib ayaa maanta soo bandhigtay maxaabiis ay sheegtay in ay yihiin Kenyan. Shabaabka ayaa sheegay in weerar dhawaan ay ku qaadeen guddaha dalka Kenya in ay ku soo qabqabteen dadkan. Dadka reer Jilib ayaa maanta loo soo bandhigay laba ruux oo Kenyan lagu sheegay oo…

                        Read More

                          Somaliland is invited to participate Africa Down Under Conference on Minerals and Oil on 28 August – 30 August 2013 in Perth Austarlia

                          The positive, changing face of the African continent is continuing to attract the lion’s share of global exploration dollars as prospectors zoom in on its untold mineral riches. Countries which were previously considered no-go areas have attracted a new wave of international investors, explorers and miners wanting to have another look. Striking examples of these…

                          Read More

                            Kulankii dhibanayaasha XAWAALADII QARAN EXPRESS oo London ka dhacay..

                            London 04Jun13(SDN) Kulan aad u balaadhan oo ka dhacay galbeedka magaalada London,Kulanka oo ay soo abaabuleen Gudida Dhibanayaasha Xawaaladii Qaran Express oo ay kasoo qaybgaleen dad aad u fara badan oo kasoo kala kicitimay daafaha dalka Ingiriiska,dadka kasoo qaybgalay kulanka oo ah dadkii dhaqaalaha ku darsaday ama lacagtu ugu jirtay xawaaladii Qaran Express. Kulanka oo…

                            Read More