Bosaaso May 01,2013(SDN)-Afhayeenka Kooxda Al Shabaab Sh Cali Maxamuud Raage ayaa ka hadlay rag Shabaabka lala xiriiryay oo dil toogasho ay ku fulisay Puntland.
Ragan ayaa lagu helay denbi ah in ay khaarejiyeen sheekh Puntland Caan ka ahaa
HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO HADALKA SHEEKH CALI DHEERE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Dhere.mp3″]
