Borama May 01,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa dhawaan khudbad uu u jeediyay ardeyda wax ka barata Jaamacada Camuud waxa uu uga waramay xaalada dalku marayo.
Guddoomiye Faysal ayaa si gaara uga waramay xaalada dhalinyarada tahriibta.
