Stockholm April 16,2013(SDN)-Akhristeyaal waxa maanta aanu idiin soo gudbineynaa Barnaamij Diini ah oo ku saabsan sheekh Reer Sweden ah oo khudbad Jimce ku marinaya Afka Soomaaliga.
DAAWO sheikh iswidhish ah oo qudbada jimcaha ku aqrinaya af soomaali
