Ankara 14.April (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Sheegay in Go’aamadii ka soo Baxay Wada hadalkii Somaliland iyo Somalia ay ahaayeen kuwo faa’iido u ah Somaliland, Waxaa kale oo uu ka hadlay Xidhiidhka Qotoda dheer ee u dhexeeya Somaliland iyo Turkiga .
Ankara SDN.
qurbejoog.com
