Hargaysa 25.March (SDN) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdilaahi Fadal iimaan oo uu wehelinayey taliyaha hogaanka ciidankaasi Maxamed X Nuur Khaliif ayaa manta warbixin ku saabsan xaaladda amniga wadanka siiyey gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland waxaanu tilmaamay Waajibaadka Ciidanka Boolisku u Xilsaaran yihiin, Tababaradooda,arrimaha Kufsiga Haweenka,Dhismayaasha ay Ciidanka Xarumahooda ku soo kordhiyeen iyo arrimo kale .(HALKAN KA DHAGAYSO HADALKII TALIYAHA OO DHAMAYSTIRAN)
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FADAL1.mp3″]
