London Mar 11,2013(SDN)-Cabdi Muxumed Jaamac waxa uu mudo dheer ku noolaa Qurbaha waxaanu juhdi saaid ah geliyay sidii mar uun looga miro dhalin lahaa aqoonsi ay Somaliland ka hesho beesha caalamka.
Wareysi aanu Cabdi Muxumad oo la yeelanay khabiirkan ayaanu ku eegeynaa caqabadihii iyo marxaladihii kal gedisnaa ee ay Somaliland soomartay mudadii ay jirtay iyo sida haatan loo derder gelin karo qadiyada Somaliland ee aqoonsi doonka ah.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/cabdi1.MP3″]
