Hargaysa Dec26 (SDN) guddida diiwaangelinta iyo kala reebista ururadda ayaa laa filaya inay goor dhaw ku dhawaayqdo sadexda xisbi qaran iyada uu goor dhawayd u dirtay waraaqo ogaysiina inurur iyo xisbiga kasta 8 xubnood ayay ka soo casuumeen iyada oo la filaayo in saxafada madaxa baanan lagu casumo hoolka shirarka ee gudiga diiwan galinta ururada sida ay qurbojoog.com u xaqijiyeen ilo ku dhaw dhaw gudida waxa aan idiin soo gudbin donaa sida ugu dhaqsaha badan iyada oo la filayo inay ururadu u kala heleen sida ay noo soo gaadhsiyeen xubno lagu kalsoon yahay in ururkasta natijadii wadanka oo dhan loo soo gudbin dona shaxda u danbaysay ee anu helay waa sida tan.
Sadexda Xisbi Qaran.
1-Xisbiga Kulmiye
2-Xisbiga Wadani
3-Xisbiga Ucid
Ururada Hadhay sida u kala Horeyaan
4-Ummada
5-Xaqsoor
6-Rays
7-Dalsan
Hargaysa Qurbojoog.com
