Hargaysa 1Dec 12 (SDN)Gudiga Dorashada ee Degmada Salaxley aya goor dhawayd soo saray Natijadii Degmada salaxley gudida ayaa waxay shegeen in ay degmada salaxley ka codeyeen 15375qof,kuwaas oo ururadu u kala heleen sidatan.
Xisbiga Ucid aya waxa uu helay 5728 qof sidaa waxa uu ku helay 5 kursi ee golaha deeganka , Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye aya waxa uu helay 4032 waxa sidaa ku helay 3kkursi , Ururka xaqsoor ayaa helay 2 kursi oo midi Haween tahay oo markii kowaad ee dagmada salaxley in haweeni ku soo baxdo,ururka wadani ayaa 1 kursi ka helay , iyo Rays oo helay Hal kursi, ururka Ummada iyo Dalsan ayan wax kurisya ke helin waxa la filaya in hargaysa isna dhawaan la filayo in lagu dhawaaqo.
Hargaysa qurbojoog
