(KampalaSDN)Xafladan waxaa ka hadlay xaflada gudomiyaha BUSOMSA GUULED IBRAHIM ABDI waxaana hadaladiisa kamida waxaanu kuwada shaqeynaa jinsiyada somalinimo, ha ahaato dowlad, iyo mamul walba oo u ka so jeedo ardaygu . waxaanan kafogaanay faragalinta siyaasadaha somalida si aanu uxaqiijino wadashaqeyn dhanka waxbarashada gudaha jamacada iyo isku duubni ka jinsiyad guud ahaan somalinimo waayo anigu waxaan ahayn nin ka soo jeeda Somaliland waxaan aaamin sanahay somaliland lakiin hadana maadamo meeshu qurbe tahay waxaan ahayn guddomiyaha radayada somalida ah ee jaamacada bugama.
Waxa kale oo ka waramay marxaladihii uu ururku soo maray iyo wixi uqabsomay iyo qorshayaasha mustaqbal.
Waxaanu hadalkiisa ka mid ahaa{ waxaa somali ahaan nooga qabsomay e laxusi karaa oo aan umahad celinayaa cheirman election of bugema C/RASHIID IBRAHIM YUSUF oo mujiyay kartidayada somalinimo sidi u dhamystiray hawshi doorasha madaxtinimada ardayda guud ee jamacada waxa iyagana mahad leh xubnaha wasiirada ee nooga qayb gala ururka guud ee ardayda bugema dhamaan ardayda east africa .
.
G xigeenka BUSOMSA mudane C/RASHID AHMED MUSE isagoo hadalo dardaaran iyo soo dhaweyn isugu jira halkaa kasoo jeediyayoo uu kuso dhaweynayo ardayda cusub .
waxa kaloo kahadlay wasirka dhaqanka ee uruka guud ee ardayda jamacada BUSA MUXIYADIN A/LAHI OMER{DIINI} waxanu xusay xeerarka iyo sharciyada jamacada si uu ugu faaideeyo ardayda cusub . waxaan ahaladiisa ka mid ahaa mid walaiab mabda aaminsan yahay waa meel oo anba meel baan amiin sanahay lakiin danteena somainimo ayaan ardaya ku nahay .
Dhanka kale aradaydii cusbeyd ee ku soo biirtay jamacada ayaa si fiican ugu riyaaqay soo dhaweynta gacmaha furan ee ay kala kulmeen BUSOMSA. waxa kaloo kahadlay marti sharaf kale oo jamacada ka socotay.
Ardaydaas ayaa waxay ka kala kooban yihiin qaybaha iyo Somali ka kooban tahay iyago kala ah ardaya Somaliland iyo ardayad somalida ah ama somaliya waxaanay wada yeeshen hal urur oo mid ay ku yihiin si ay iskugu duubnaadan waxanay kulanka soo dhawenta ahi ku dhamaday si farxaadi ku dheehan tahay .
WARIYE KHADARBITIJOOR
Web:SDN:
email khadarbitijoor@hotmail.com
TEL:+256791661106
XAFIISKA WARQABADKA SDN
XAFLAD BALAADHAN OO SOO DHAWEYN AH OO LOO SAMAYEY ARDAYDA CUSUB EE SOMALIDA OOY SAMEEYEN URURKA ARDAYAD SOOMALIDA ( SOMALI STUDENTS ASSOSIATION{BUSOMSA)

