(KampalaSDN)Alxamdulilaahi rabilcaalamiin macaanka iyo wannaaga diintu waa mid muddo dheer soojireena laguna soo dhaqmey. Qurraanka munasalka ah waxan kaa weydiinaya amerikaan kan nabi Mohamed asw dacaayadeeyow immisa jeer baa kalimada QuL oo amarka ahi ku soo noqnoqotaa qurraanka nabigana sallalaahu calaycu wasalam Alluhu ugu warrameyama ugu waxyoodey waqtigii waxyigu socdey. Waanu naqaanaa oo wuxu yaallaa KIUthe APA dadkana waxad ugu sheegtaan inuu yahey American Pchycological association idinkoo u qarinaya American Bible association oo kasoo jeeda NABAS oo ah waxa ugu xunxun oo muslimiintu maqlaana iskana saaraya dhammaan diimaha caalamiga ah oo lawada ixtiraamo xataa the original Bible. That of the Kings of England. Waa ka xishoonnaa inaanu dacaayadeyno diintiina. balse ogaada innaanaan idin odhaneyn waa diintii nabi muhamed oo kaliya . waxaanuse idiin sheegeynaa xoogweyne xummaanbadanoow dadcolaysiis illaa dad is nacsiisow (don’tcontinue to be the worst in the world). Ma waxad aflaam ka dhigtaad weydey. Annagaa qaadaney oo xulaney oo aaminey oo u hiiliney diinta islamka waana ugu sharaf badanahey dhammaan caalamkoo dhan. (peace be in peace and is the one you ever need in your live and is the one you are crying for since even 9/11) ogow inaanaan cid gaara ku halleyneyn laakiin in ay tahey islaamnimadu janadii ifka. tii waalidiintayadu isku qabbeen mehersadeen oo xallal iyo xurmaba ugu dhallaney kana sameysanahey oo ku abuuraney. Aflagaadada arraga xun wadata iyo dacaayada raqiiska ah ee naagaha north America aad wadanaa waa mid innaad ku sii socoto aan loo dulqaadaneyn qarranimo qofnimo. Qowmiyad ahaan iyo qadiyad ahaanba.
Afllaanta ugu xun diinta matashaana ay noqotey NABAS oo ah National American Bible Association Society annaguna aanu kadhigney NASAB iyo waaxaha ugu wanaagsan magaca loo bixiyey.
Waxay ku billaabantaa ABA American bible associationlaakiin ardeyda waxa loogu sheegaa APA oo aaboda labaad baa loo qariyaa waanuna ognahey. Waad kassaartaan xataa mareykam muslin caayoo dacaayadeeyow filimbeelow ee akhri ABA da aad ubadadka ku lugeeyneyso,Markaad garanweydey abtirsiintii abahaa. Hadalaka kazoo yeedhay wassarada arrimaha dibada waxaad mooda in ay kamaslaxeyso muslimiinta sharafta leh ee aan argagixisada shaqo kulaheyn waananu kaa qabali kara oo kaliya markaad kuwiina aad xukunto oodacaayada raqiiska ah wada wax kaqabato.
Akhriso chapter ten waxa ku yaalla ABA isreal chapter 10 verse 1. maxay leedahey macnowaa yuhuud oo yuhuud baanu nahey adoo prochews proAfrican,madow,proarab, probritish, proitalian,profrench, prospanish, prochines, and proeveryone from the world leh inaad yuhuudi kaliya isku sheegto kuna sheegto diintii aad wada laheydeen cid gaara.
Akhriqurraanka imisa jeer baa qul layidhi nabiga SCW 332 hadana imissa jeer baa loojawaabey waa 332 wax isburinana habayaraatee maleh aamin oo aaminsanow oo aqball oo wax ku qaado waa dawadaada waana deeq rabi.
Saaxiib dacayaada raqiiska ahani ku anfici mayso xoogwene xeerla xume caqlixummow amrikanow.
TTT Toggamaxabada Kampala +256793177224
Boqor2010@gmail.com
khadarbitijoor@hotmail.com
+256791661106
00256791661106
Xafiiska kampala

