Xuska Sanadguurada 9/11 oo sanadkan la siyaasadeeyay
New York Sept 11,2012(SDN)-Sanadguurada 11naad ee weerarkii lagu qaaday sarihii ganacsiga ee World Trade Centre oo maanta ku beegan ayaa inta badan waxa hareeyay ololaha doorasho ee aqalka cad ee Mareykanka. Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa ku andacoonaya in xukuumadiisu ay shacabka mareykanka ugu aarguday dilkii Osama Bin Laddin iyo kala eri uu sheegay in…
