Webmaster

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Sheegtay in Shirkado Gaar Loo Leeyahay ay ku Wareejisay Wershadda Sibidhka ee Berbera Hawsha Bilaabayaan DAAWO

Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay bilaabmayso dhismaha Wershadda Sibidhka ee magaalada Berbera, taas oo ay Xukuumaddu ku wareejisay saddex Shirkadood oo kala ah Shirkadda Red Sea (Badda Cas) oo ay ku midoobeen Shirkadaha Dahabshiil Group, KIPCO iyo Berbera Group. Shir Albaabbadu u xidhnaayeen oo Wasiirrada Ganacsiga iyo Maalgashiga…

Read More

Qatar Airways Oo Qaramada Midoobay Ka Dacwaysay Dawlado diiday Inay Hawadoda Ku Duusho

New York 14. June 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda Duullimaadka ee Qatar Airways, ayaa ka codsatay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Maamulka Hawada ee ICAO inay tallaabo ka qaado xayiraadda duullimaad ee lagu rogay shirkadda. Akbar Al Baker oo ah madaxa Shirkadda Qatar Airways ayaa sheegay in sharci darro lagu heysto Qatar Airways, maaddaama Dalalka Khaliijka Carabtu…

Read More

Dubai Oo Soo Saartay Adeeg Cusub Oo Ay Dadku Ku Dhoofi Karaan Teleefanadooda Gacanta Oo Aan Looga Baahnayn Aqoonsi Ah !

Dubai 14. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Imaaraadka guud ahaan waxay ku hawlantahay gaar ahaan Xukuumada Dubai sidii ay Dadka musaafiriinta ah ee ku nool Dalkaasi ay ugu fududayn lahayd safarkooda xilliga ay ku sugan yihiin gegida diyaaradaha ee  Dubai. Waxanay arrintaasi u adeegsataa Tiknoolajiyad casri ah oo qofka musaafirka ahi uu kaga maarmayo inuu gacanta…

Read More

Imaamka Caanka Ah Ee Cabdiraxmaan Sudaysi Oo Taageeray Go’aanka Dalkiisa Sucuudigu Xayiraadda Ku Saaray Waddanka Qadar Iyo Sababaha Uu Ku Taageeray

Makka 14. June 2017 (SDN/QJ):- Imaamka iyo Khadiibka Masaajidka Xaramka ee Makka Al Mukarrama Sheekh Cabdiraxmaan Al Sudeysi ayaa taageeray go’aanka xukuumaddiisa Sucuudi Carabiya iyo dalal ay ka mid yihiin Imaaraadka iyo Baxreyn ku qaaddaceen xidhiidhkii diblomaasiyadeedna ugu jareen waddanka Qatar kaasi oo uu ku tilmaamay mid sax ah oo habboonaa in xukuumadahaasi ay qaataan….

Read More

Mucjisada Ku Duugan Qisada Nin Aan Gacmo Iyo Lugo Toona Lahayn Haddana Karti Iyo Dadaal Ku Gaadhay Meel Sare! DAAWO

Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Waa dhiiri-galin ah kuna tusinaysa awoodda alle ku abuuray bini’aadanka, waxay ku saabsan tahay ninkii gacmaha iyo lugo la’aanta ku dhashay, hadana waxbarashada heer ka gaadhay, Magaciisu waa Nick, wuxuu jiraa 33 sano jir, asalkiisu waa wadanka Serbia, laakiin dhalasho Australia ayuu haystaa, wuxuu ku dhashay xanuunka loo yaqaano “Phocomelia”…

Read More

Baaq & Fariin ka soo yeedhay Somalida ku noola Dalka Qatar Iyo Xaalada ay Ku Sugan Yihiin DAAWO

Doha 14. June 2017 (SDN/QJ):- Jaaliyad badan oo Somali ah ayaa Degan kana Shaqaysta Qaarkoodna Wax ka Bartaan dalka Qatar ee ay Go’doomiyeen Xulufada uu Hor kacayo Sucuudigu.   Inkasta oo Dawlada Federaalka Somalia ay door dhex dhexaad ah ka qaadatay qadiyada dalkaasi hadana dadka soomaalida ah ee Ku nool ayaa sheegaya inay Xaaladoodu fiican…

Read More

12 Markab oo Cunto Sida oo u Ambo baxay Waddanka Qatar ee Cunaqabataynta Lagu Soo rogay

Sohar 14. June 2017 (SDN/QJ):- Boqolaal Koontiinar oo ay ku jirto cunto ayaa ka shiraaqday dalka Cumaan, oo u sii jeeda dalka, Maraakiibta sida cuntooyinkan ayaa ka dhaqaaqday dekedaha Sohar iyo Salalah. Shirkada cuntooyinka ee dalka Qadar ayaa sheegay in ay 12 markab u dhaqaaqeen caasimada Qadar ee Dooxa, taasina oo ay dawlada Qadar kaga…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Ingiriiska oo Xulufada Sucuudiga ugu Baaqay inay Khafiifiyaan Cuna qabataynta Qatar

London 14. June 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha arrimaha dibada ee Ingiriiska Boris Johnson ayaa ugu baaqay dalalka Sacuudiga, Baxrayn, Imaaraadka iyo Masar inay khafiifiyaan cunaqabataynta ay saareen dalka Qadar, oo la raadiyo xal deg-deg ah. Boris Johnson ayaa intaasi ku daray inuu wiiga dambe u duuli doona dalalka Sacuudiga, Kuweyt iyo Imaaraadka oo kala xaajoon doono…

Read More

Raysal Wasaaraha Pakistan  oo Boqortooyadda Sucuudiga u Tegaya Si uu u Dejiyo Xaraarada Siyaasadeed ee Ka dhalatay Xidhiidh u Jarkii Qatar

Riyadh 14. June 2017 (SDN/QJ):- Raysal-wasaaraha dalka Pakistan Nawaz Sharif ayaa kuu waajahan dalka Sacuudi Arabiya, isaga oo kala hadli doona xiisada cirka isku sii shareeraysa ee u dhexaysa Qadar iyo dalal ka mid ah kuwa gacanka oo uu Sacuudigu horboodayo. Raysal wasaaraha ayaa kulano heer sare ah la yeelan doona boqorka Sacuudiga magaalada Riyaad,…

Read More

Dilkii Isra’iil ee Sarkaalkii Sare ee Ururka Xamaas Maxamuud Mabxuux 2010, Dubai, UAE DAAWO

Dubai 14. June 2017 (SDN/QJ):- Maxamuud al-Mabxuux, oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa Xamaas, waxa meydkisii laga helay bishii Kowaad ee Sannadkii 2010 hudheel ku yaal Dubai oo uu degenaa. Waxaa Markii danbe Qalabka Warbaahinta aad Loogu faafiyey Macluumaad ku wajahan Cida Dishay Mas’uulkan Waxaana la Sheegay inay Shirqool u Maleegeen Sirdoonka Israel ee…

Read More

Dalalka Reer Yurub iyo Maraykanka oo Siyaasadda ku sii kala fogaanaya,Maxaa u Sabab ah?

Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Dalalka reer yurub ayaa fursad qaali ah ka helay xiisadda dalka Qatar ka dib markii uu Maraykanku la saftay xulafada sucuudiga iyo imaaraatka. Wadamada reer yurub oo xiligan ay maraykanka isku khilaafsan yihiin arimo caalami ah sida heshiisyadii wax ka qabashada isbedelka cimilada dunida iyo kii ku saabsanaa quwada nuclier-ka…

Read More

Magaaladda Muqdisho oo ay Ku Soo Fool Leeyihiin Wefti Miisaan Leh oo Ka Socda Sucuudiga Iyo Somalia oo ay Haysato Laba Daran Mid dooro!!

Muqdisho 14. June 2017 (SDN/QJ):- Warar ka soo Baxaya Xarunta Villa Somalia ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho ay kusoo wajahan yihiin wafdi Boqortooyada Sacuudiga ay soo dirtay Soomaaliya , wafdigan ayaana kulamo xasaasi ah la qaadan doona Madaxda dowlada Soomaaliya. Wafdiga Sacuudiga ee kusoo wajahan magaalada Muqdisho waxaa hogaaminaya Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga Caadil Al-Juber,…

Read More

Fanaan Axmed Biif oo Ka Baxay Saaxada Fanka Isla Markaana Ku Talo Jira Sidii uu u Noqon Lahaa Sheekh Diinta u Shaqeeya

Makkaha 14. June 2017 (SDN/QJ):- Fanaanka Soomaaliyeed Axmed Cabdikariim Maxamed (Axmed Biif) ayaa waxa uu sheegay in uu guud ahaanba ka baxay Fanka isla markaana uu Alle u toobad keenay isagoo ummadda islaamka ka codsaday inay usoo duceeyaan. Waxaana uu sheegay in uu noqon doono Sheekh diinta Alle ka shaqeeya. Fanaanka ayaa waxa uu sidaasi…

Read More

Dacwad-ooge Shaaciyey inuu Shaqadiisii ku waayey Taleefanka Madaxweyne Trump oo uu Qaban waayey DAAWO

Washington 14. June 2017 (SDN/QJ):- Dacwad-ooge sare Preet Bharara oo heer Federaal kaga soo shaqeeyay Maxkamadda magaalada New York ee waddanka Maraykanka, ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweynaha dalkaas Donald Trump uu shaqada ka eryey, ka dib markii uu ka qaban Waayey Taleefan uu sheegay inaanu caadi ahayn oo Trump xilliyio kala duwan kula soo…

Read More

Maxaad Kala Socotaa Saameynta Weyn Ee Uu Siyaasada Caalamka Ku Leeyahay Dalka Yar Ee Qadar?

Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Qadar oo ah dal yar oo qani ah isla markaana dadkiisu Sunniyiin yahiin, waa dal aad ugu dedaala in uu yeesho madaxbannaani siyaasad-dibedeed, waxuuna xoogga saaraa in ay danta dalkooda ka horeysiiyaan wax kasta oo kale. Waxay isu-qabaan in ay leeyihiin awood ay ku saamayn karaan gobolka Bariga Dhexe iyo…

Read More

Maxaa ka jira in Madaxweyne Farmaajo Uu Diiday Lacag Aan Caadi Aheyn Si Uu Xiriirka Ugu Jaro Qadar? AKHRI

Muqdisho 14. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku gacan seyray lacag aan caadi aheyn oo ay u soo bandhigtay dowlada Sacuudiga si uu xiriirka ugu jaro dowlada Qadar. Sida uu qoray wargeyska New Khaliij ee ka soo baxaya dalka Imaaraatka Carabta Masuuliyiin ka tirsan dowlada Sacuudiga oo soo gaaray Muqdisho…

Read More

Kutubta uu Qoray Guddoomiyaha Midowga Culumada Islaamka oo laga Mamnuucay Sacuudiga

Qaahira 14. June 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Sacuudiga ayaa wali wada soo saarista amarada dalkeeda looga mamnuucayo wax walbo ay ku lug leedahay dowlada Qadar, waxaana Sacuudiga markan ay soo saareen amaro dalkeeda looga mamnuucao Kutubo badan uu Qoray Sheekh Yusuf al-Qardaawi. Amar shalay kasoo baxay Wasaaradda waxbarashada Sucuudiga ayaa looga mamnuucay Kutubta diiniga ah uu…

Read More