Maxaad Kala Socotaa Qisada Amiiradii Reer Japan ee Xilkeeda uga Tanaasushay Jacayl Dartii?
Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Amiirada ugu weyn caruurtii uu awoowga u yahay Imbiraadoorka Dalka Japan Akihito ayaa go’aansatay inay ka tanaasusho awoodeedii Amiirnimo si ay fursad sharci u siiso jacaylkeeda kala dhexeeya Inankii ay isku jaamacada ahaayeen ee ka dhashay Qoyska saboolka ah. Amiiradu waxay ku talo jirtaa inay ka mid noqoto dadka caamka…
