Webmaster

Waxaa Dalka Qatar Laga Raacay Madax Furasho Hal Bilyan ah oo ay Bixisay Warbixin Dhinacyo Badan Leh

Hargaysa 13. June 2017 (SDN/QJ):- Sida caadiga ah marka dhacdo siyaasi ahi dunida ku soo korodho, waxaa soo baxa faduulo loo qabo in la ogaado sababta ka dambaysay dhacdadaas, si la mid ah sida loo xiisaynayo in laga sii faalloodo halka ay ku biyo shuban doonto. Inta badan gorfeeyeyaasha siyaasadda ee ku xeeldheer cidda ama…

Read More

“Xabsigan Boorama iyo kuwa kale ee dalkaba Waxa Ku Soo Kordhay Maxaabiis Badan, Waayo Dunuubtii Ayaa Kordhaysa Laakiin Wuxuu Madaxweynuhu Cafiyey…..”  Wasiirka Madaxtooyada JSL

Boorama 13. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa wefti ka socda Xukuumadda Somaliland iyo xisbiga KULMIYE oo gaadhay magaalada Boorama ayaa sheegay ina Madaxweyne Siilaanyo uu cafiyey maxaabiis ku jirta jeelka dhexe ee Boorama. Wasiirka oo ay Wehelinayeen Wasiiro kale iyo Gudoomiyaha KULMIYE oo kormeeray xabsiga boorama…

Read More

‘’Sicir Bararka,Shuban Biyoodka Iyo Qabyaaladuba Waa Aafo Qaran’’ Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale DAAWO

Hargaysa 13. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka Guddida Joogta ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale, ayaa aafo qaran ku tilmaamay qabyaalada, sicir bararka iyo shuban biyoodka ka taagan dalka, waxaanu sheegay in intaba loo baahan yahay in dadka laga sifeeyo, oo wax laga qabto. Guddoomiye ku xigeenka Guddida Joogta ee Golaha Wakiilada Xildhibaan…

Read More

Sacuudiga oo Xayiraad Cusub oo Yaab leh ku soo rogay Muwaadiniinta ka soo jeeda dalka Qadar Iyo Gudashada Xajka Oo Siyaasad gashay

Riyadh 13. June 2017 (SDN/QJ):- Saraakiil ka tirsan dowlada Sacuudiga ayaa sheegaya in muwaadiniinta u dhashay Qadar laga mamnuucay gudashada waajibaadka Xajka ee sanadkan. Wargeyska Al-Sharqal-Awsat ayaa in muwaadiniinta Qadar guud ahaanba laga mamnuucay inay soo galaan ama booqdaan dhulka barakeysan ee Sacuudiga. Boqortooyada sacuudiga ayaa arintan ku sababeysay arrimo la xiriira amaanka xujaajta Malaayiinta…

Read More

Diyaaradda Qatar Airways oo Weli Si Caadi ah u Isticmaalaysa Hawada Somaliland ee Laga Mamnuucay,Wasaaradda Duulista oo Ku Fashilantay in Ka Keenaan Xog Rasmi ah & Duulimadyadii u Danbeeyay ee Qatar Airways Halkay Ka Yimaadeen Kuna Socdeen

Hargaysa 13. June 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa ku fashilantay in ay hor istaagto duulimaadyada ay sameynayaan diyaaradaha Qatar Airways oo si caadi ah u isticmaalaya hawada Somaliland ka dib markii Xukuumadda Somaliland ay maalintii doraad ku dhawaaqday go’aamo ay sheegtay in ay xidhiidhka ugu jartay dawladda Qatar sida oo kale na ay kaga digeyso…

Read More

‘’Theresa May Waa Beenalay Waa Beenalay’’ Ereyada Hees aad Loo Jeclaystay oo Soo Bandhigaysa Balanqaadyada Beenoobay ee Raysal Wasaaraha Ingiriiska DAAWO

London 13. June 2017 (SDN/QJ):- Heesta ‘Lair Lair’ oo raysalwasaaraha dalka Ingiriiska Theresa May lagu dhalleecaynayo ayaa ka mid noqotay heesaha dhegeysigooda loogu jecel yahay dalka Ingiriiska. ‘Lair Lair’ oo ah ereyo Ingiriisi ah macnahoodu yahay ‘Beenaaley, Beenaley’ ayaa u diyaarsan qaab xiise badan oo ah in hadalladii raysalwasaaraha iyo balanqaadyadeedii aan rumoobin mid mid…

Read More

‘’Dowladda Somalia ha ka noqoto mowqifkeeda khuseeya Muranka Khaliijka’’ Prof. Juriile DHAGAYSO

Muqdisho 13. June 2017 (SDN/QJ):- Prof. Cabdirasaaq Cismaan Xasan (Juriile), oo ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee golaha Aqalka Sare ee Barlamanka Federaalka Somalia, ayaa si faah faahsan uga hadlay muranka ka taagan waddamada Khaalijka. Cabdirasaaq Juriile oo waraysi dheer islamarkaana dhinacyo badan taabanayay siiyay warbaahinta Radio Garowe isagoo ku…

Read More

Wajaale: Xanuunka Shuban-biyoodka Oo Soo Ritay 123 Qof, Baaqa Maamulka Degmada Iyo Wararkii U Dambeeyay

Wajaale 13. June 2017 (SDN/QJ):- Cudurka Shuban-biyoodka, ayaa la sheegay inuu ka dillaacay Magaalada Wajaale ee Gobolka Gabiley iyo deegaannada ku dhow-dhow. Xanuunka Shuban-biyoodka ee ka dillaacay Degmada Tog-wajaale ayaa waxa si wada jir ah u shaaciyey Guddoomiyaha Degmadaasi Mr. Xaashi iyo Maamulka Cisbitaalka Magaaladaasi. Mid ka mid ah Dhakhaatiirta ka hawl-gasha Cisbitaalka guud ee…

Read More

Iran oo Diyaarado Cunto & Qudaar ah u dirtay Qadar oo ay Saamaysay Gedoominta Carabtu Saartay

Tehran 13. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Iiraan, ayaa dalka Qatar u dirtay Diyaarado sida Cunto, ka dib markii Xiisadda gedoominta ah ee ay Sucuudiga iyo Khaliijku ku soo rogeen Qadar ay saamaysay wax dhoofsashada dalkaasi yar ee ay isku kacsan yihiin waddamada jaarka la ah ee Carabta. Shirkadda Diyaaradaha Qaran ee Iran, ayaa sheegtay in…

Read More

Dowlada Qadar oo Qaadatay Go’aan Ka Duwan Qaar Kamid Ah Dowladihii Xadhiidhka U Jaray

Doha 13. June 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Qadar ayaa xiligan la kulmeysa xaalad adag oo dhinaca siyaasada iyo dhaqaalaha kadib markii qaar kamid ah Wadamada Carabta ay shaaciyeen in ay xariirka u jareen Dowlada Qadar oo lagu eedeeyay in ay taageerto kooxaha argagaxisada. Qaar kamid ah Wadamada xariirka u jaray Qadar ay ku jiraan Sacuudiga iyo…

Read More

Seif al-Islam oo ahaa Wiilkii Ugu Yaraa Ama Guri Danbayskii uu Dhalay Hogaamiyihii la Dilay ee Liibiya oo Xabsiga laga sii daayay

Tripoli 13. June 2017 (SDN/QJ):- Wilka ugu yar wiilasha uu dhalay hogaamiyihi hore ee dalka Liibiya Macamar Al-Qadafi ayaa la sheegay in xabsiga laga sii daayay. Koox maamusha gacan ku heynta magaalada Zintan ee galbeedka dalka Libya ayaa waxaa ay shegeen inay sii dayeen Seif Al-Islam, oo ay cafiyeen.   Seif al-Islam ayaa muddo dhan…

Read More

Iran oo Labo Maraakiibteeda Dagaalka ah u Dirtay Saldanada Cumaan

Cuman 13. June 2017 (SDN/QJ):- Jamhuuriyada Iran ayaa ku dhawaaqday in ay labo maraakiibteeda Dagaalka ah u dirtay Dhanka Saldanada Cumaan, sidaana waxaa lagu sheegay Bayaan ay soo saartay waaxda xidhiidhka guud ee Ciidamada Dalka Iran oo ay baahisay wakaalada wararka ee Routers. Bayaanka waxaa lagu sheegay in labadaa Markab ay ka ambaxaeen Iran iyagoo…

Read More

Sacuudiga Oo Dalkiisa Ka Mamnuucay Maaliyada Mid ka mid ah Kooxaha Ugu Caansan K/Cagta Yurub SAWIRO

Hargaysa 13. June 2017 (SDN/QJ):- Khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan wadamada khaliijka ayaa sabab u noqotay inay saamayn ku yeelato kooxda Barcelona oo ka mid ah kooxaha ugu caansan qaarada Yurub iyo caalamka intiisa kale. Dowlado ay ku jirto Saudi Arabia ayaa xiriirkii siyaasadeed iyo midkii dhaqaalaha u goysay dalka Qatar oo ay ku…

Read More

Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt Land oo Wefti Balaadhan u Diraya Jiida Gal Gala Iyo Gobolada Bari Iyo Ujeedada Socdaalkooda

Garowe 13. June 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Puntland ayaa wafti balaaran oo ka socda Xukuumadda u dirtey deegaano ka tirsan Gobolka Bari iyo Jiida Ciidamada Puntland ku sugan yihiin ee Buuraha Galgala waxaana lagu wadaa inay kusoo sameeyaan qiimeyn iyo u kuurgalid ku saabsan xaalada ciidamada iyo shacabka ku nool. Wararka laga helayo socdaal waftigu uga…

Read More

Haweenay Maraykank Ah Oo Dhashay Ilmihii Ugu Miisaanka Weynaa Dunida !

Washington 13. June 2017 (SDN/QJ):- Haweenay u dhalatay Dalka Maraykanka oo la yidhaahdo Crissy Corbett ayaa dhashay ilma Miisankiisa lagu tilmaamay inuu yahay kii ugu Miisaanka weynaa, ilmahan yar oo gabadh ah ayey dhakhaatiirtu ku sheegeen in miisaankeedu uu yahay 6Kg, muuqaalka gabadhan yar ee dhalatay ayaa waxa uu u eegyahay ilmo jiray muddo dhawr…

Read More

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dawlada Federaalka Somalia oo Shir Gudoomiyey Kulan Looga Hadlayay Arrimaha Gargaarka

Muqdisho, 13 June 2017 (SDN/QJ):– Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada JFS Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar) ayaa guddoomiyey Shir heer sare ah.   Wafdi heer sare ah oo ka kala socda Qaramada Midoobey, Midowga Africa, Ururka Caalamka Islaamka (OIC), xubno ka kala socday wadamada Sacuudiga, Kuwait, Qatar ayaa soo gaaray Muqdisho iyagoo u kuurgalaya xaalada Geeska…

Read More

Duulimaad Diyaaradeed Oo Mar Qudha la Duway Kadib Markii Shaki Laga qaaday Rag ka Mid ahaa Rakaabkii Diyaaradda Oo Wada Sheekaysi dhex Maray

Cologne-Bonn 13. June 2017 (SDN/QJ):- Diyaarad ay leedahay shirkadda Easyjet ayaa duulimaad ay ugu soo jeeday Dalka Britain la weeciyay, kadib markii laga shakiyay sadex nin oo kamid ahaa rakaabka diyaaradaasi saarnaa oo si hoose u sheekeesanayay. Diyaarada oo kasoo duushay dalka Slovenia kuna socotay dalka Britain ayaa si deg deg ah loogu dejiyay garoonka…

Read More