Webmaster

Xukuumadda Somaliland Maxay Ka Tidhi Dhalinyarada Tahriibtay ee Maggafayaashu Muuqaallada ka soo Duubeen iyagoo Garaacaya? DAAWO

Hargaysa 12. June 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Dhibaatada Tahriibta ee dhalinyaradu ku dhammaatay iyo Maggafayaasha Liibiya Muuqaallo ay ka duubeen Dhalinyaro Wiilal iyo Gabdho ah oo Soomaaliya iyo Somaliland ka kala tahriibay oo ay garaacayaan, kana dalbanaya Lacag Madax-furasho ah oo ay toddobaadyadan dambe soo dhigayeen Baraha Bulshadu ku kulanto ee Internet-ka….

Read More

Dedaalka Muqdisho, Deldelaadda Riyadh, Doodda Dooxa, Dabuubta Farmaajo iyo Diidmada Xajka ee Sucuudiga

Muqdisho 12. June 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Muqdishu waxaa tagay wafdi sare oo ka socda dawladda Qadar kaasi oo madaxda dawladda Soomaaliya la kulmay. Warar aanu ka helnay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in wafdiga Qadar uu hoggaaminayo Wasiiru Dawlaha Arirmaha Dibedda Suldaan Bin Sacad Al-Muraykhi. Wefdigan ka socda dawladda Carabtu gedoomisay ee Qadar, ayaa…

Read More

Sh.Berberaawi Oo Lagu Eedeeyay Inuu Dil u Maleegayo Sheekh Abdulxaq,Cida uu Adeegsaday & Ehelada Sheekha oo Ka Hadlay DAAWO

Hargaysa 12. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Somaliland Ku Sugnaa Sheekh Cabdul Xaq oo Caan ku ah Waddaad dadka ka dabiiba Xannuunada ay Keenaan Jinka,Isha Iyo Sixirka. Hadaba Qaabka uu Sheekhadani Dadka u Daawaynayo Waxa si adag u dhaliilay Sheekh Barbaaraawi oo ka mid ah Culimada Magaaladda Hargaysa oo Sheegay inuu Sheekhani adeegsanayo…

Read More

Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Lagu abaal Marinayay Arday Ku Tartantay Xiftiga Qur’aanka Kariimka Ah SAWIRO

Hargaysa 12. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shalay galabta ka qayb galay munaasibad lagu soo gabo-gabaynayay tartanka qur’aanka kariim ka ah oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Al-Xayaat Al- islaamiya.   Culimadda hagaysay barnaamijkan tartanka qur’aanka kariimka ah ayaa madaxwayne ku-xigeenka, madaxwayanaha qaranka iyo guud ahaan xukuumada…

Read More

Safarkii Cali Khaliif Ku Tagay Boorama, Afar Dawladood Oo Uu Sheegay Inay Boorama Ka Dhisan Yihiin Iyo Qorshihiisa Is-gaashaan-buuraysigii Lixdankii Ee Beelaha Darafyada

Boorama 12. June 2017 (SDN/QJ):- Muuqaal sir ah oo laga duubay Dr Cali Khaliif Galaydh safarkiisii ugu dambeeyay ee uu ku tagay Magaaladda Boorama ee Caasimada Gobolka Awdal ayaa waxa uu kulan la qaatay oday dhaqameedka iyo Waxgaradka Gobolkaasi isagooo kala sheekeeystay arimo xasaasi ah,islamarkaana uu u bandhigay afar Dawladood oo uu sheegay inay Dadka…

Read More

Madaxweynaha Jabuuti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Kana Hadlay Xadhiga Xildhibaanada Golaha Deegaanka Saylac DAAWO

Hargaysa 12. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne   ku xigeenka  Jamhuuriyadda Somaliland, Md.   C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici),  oo booqasho ku tagay dalka Jabuuti, ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Weftiga madaxweyne ku xigeenka Somaliland ee booqashadda ku tagay Jabuuti waxaa ka mid ah wasiiru dawlaha wasaaradda qorshaynta qaranka Cismaan Xasan Cali, halka dhinaca …

Read More

Guddoomiyaha Gobolka Selal Oo Ka Hadlay Xildhibaanno Diiday Inay Ka Baxaan Saldhigga Saylac

Saylac 12. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha gobolka Selal, Axmed Naasir Maxamed Xaashi  iyo taliyaha qaybta Booliska Gobolka Selal Gaashaanle dhexe  Muuse Xasan Riiraash,  ayaa,caddeeyay in 10 xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka degmada Saylac in ay iskood u xidhan yihiin isla markaana aanay ka dawlad ahaan iyagu haysan oo ay fasax ka yihiin laakiin ay…

Read More

Sarkaal Sare oo Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE oo Badka Soo Dhigay Fadeexado Dul-hoganaaya Xisbigaasi+ Kabaha La Dulmaray Saylaci iyo Maxamuud Xaashi DAAWO

Hargaysa 12. June 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Ayaanle Siciid Khaliif oo mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobalka Awdal ee ugu waaweyn sida oo kale na ka mid ahaa aas-aaseyaashii Xisbigaasi, ayaa dhaliilahii ugu waaweynaa ku soo hurgufay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo weli ba sida oo kale wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland isaga oo sida oo…

Read More

Weriye Hore Siciid Cali Muuse & Waraysiyadii ugu adkaa ee uu qaaday intii uu BBC-da Joogay iyo Wixii kala Qabsaday (Sheeko Xiiso Badan) DAAWO

Hargaysa 12. June 2017 (SDN/QJ):- Maanta Wuxuu Ka Mid Yahay 7-da Xubnood ee Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Hasa yeeshee Wuxuu Dhawr Iyo Sideetankii iyo Laga Soo Gaadhay Afar Sanno ka hor ka mid ahaa Xubnaha Shamaca u Siday Idaacadda BBC Laanteeda Afka Somaliga oo Xarunteedu ahayd Magaaladda London.

Read More

Boqortooyada Sacuudiga oo Madaxweynaha Somalia Mr Farmaajo ku Cadaadinaysa inuu Guud ahaan Waddanka Qatar Xidhiidhka u Jaro Hadii Kale ay Waayi doonto Dhaqaale Buuran DHAGAYSO

Muqdisho 12. June 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Sacuudiga ay la sheegayaa inay dowladda Soomaaliya ku cadaadinayso sidiii ay xirirka ugu jari lahayd Qatar. Warar laga helay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dhaqaale Sacuudigu uu u balanqaaday inuu siinayo Soomaaliya uu dib u dhac ku iman karo haddii ay Somalia ay mowqifkeeda ku adkaysato oo…

Read More

Shacabka JSL Oo Aan U Kala Hadhin Gurmadka Wiilkii Magafuhu Haystay Iyo Ganacsade Cumar Yare Oo Deeq Lacag Ah Gaadhsiiyay Hooyada Wiilkaasi Dhashay

Hargaysa 12. June 2017 (SDN/QJ):- Guud ahaan Shacabka Somaliland gudo iyo Dibadba ayaa gurmad Xoog leh u galay sidii looga soodayn lahaa Wiil tahriib ah oo reer Somaliland ah oo Magafe Ku haystay Saxaraha Dalka Liibiya,kaasi oo todobaadkii u dambeeyay baraha Xidhiidhka Bulsha lagu baahiyay Wiilkaasi oo uu Magafe si foolxun inta uu Xadhig ku…

Read More

Haweenaydii Kowaad ee Maayir Ka Noqota Magaalooyinka Somaliland ee Ku Soo Baxda Doorasho dadweyne Iyo Milicsiga Waxqabadkeeda

Hargaysa 12. June 2017 (SDN/QJ):- Marwo Khadra X Ismaaciil Yoonis { Khadra X Gaydh } Waa Haweenaydii Kowaad ee Somaliland ah ee Ku Soo Baxda Doorashooyinkii Dawladaha Hoose ee Sannadkii 2002-dii Isla Markaana Isaga Gudubtay Xildhibaan Golaha Deegaanka Gebilay, Maayir Ku Xigeen,Maayar Buuxa iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland oo uu Madaxweyne Siilaanyo Mudo…

Read More

Masjid Weyn Aadna U Qurux Badan Oo Laga Dhisay Dalka Yurub ku Yaala iyo Madax ka Qeyb Gashay DAAWO

Moscow 12. June 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah dalalka Qaarada Yurub ugu tunka weyn ayaa waxaa laga dhisay Masaajid dhoor dabaq ah kaas oo noqday Masjidka ugu Quruxda badan Qaarada Yurub uguna weyn .     Masjid-kaan ayaa waxaa laga hirgaliyay magaalada Moscow ee caasimada dalka Ruushka , waxaana xafladii furitaankiisa ka soo qeeyb…

Read More

Warbaahinta Caalamiga ah oo Falanqaysay Kala Duwanaanshaha Go’aanka Somaliland Iyo Somalia ee Xaalada Dalka Qatar AKHRI

London 12. June 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta Masar oo ka faallootay go’aankii xukuumadda Somaliland ay ka qaadatay xiisadda siyaasadeed ee Khaliijka carabta, sheegtayna in ay qaadatay go’aan ka duwan midka Soomaaliya. http://www.almasryalyoum.com/news/details/1147047 Warbaahinta France24 oo ka faalloonaysa sheekada Somaliland iyo Qadar. http://www.france24.com/ar/20170611-%D8%A7%D8%B1%D8%B6-%D8%A7%D9%84%D8%B5%D9%88%D9%85%D8%A7%D9%84-%D8%AA%D8%AA%D8%B6%D8%A7%D9%85%D9%86-%D9%85%D8%B9-%D8%A7%D9%84%D8%B1%D9%8A%D8%A7%D8%B6-%D9%88%D8%A7%D8%A8%D9%88%D8%B8%D8%A8%D9%8A-%D9%81%D9%8A-%D8%A7%D9%84%D8%A7%D8%B2%D9%85%D8%A9-%D9%85%D8%B9-%D9%82%D8%B7%D8%B1

Read More

Ururka Qareenada Somaliland Ee SOLLA Oo Warsaxaafadeed Kasoo Saarey Magacaabista Gudida Culimada

Hargaysa 12. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaanu si kooban ugu hadlay magacaabista gudida culimada Somaliland  ee u magacaabay madax waynaha jamhuuriyada Somaliland . Gudoomiyha ururka qareenadu isaga oo warsaxaafadeedkiisan kaga hadlay nidaamka loomaray magacaabista gudida culimada in aanay waafaqsanay  dastuurka jamhuuriyada Somaliland  iyo sida uu xeerku dhigayo.   Habka loo  magacaabay maaha mid waafaqsan dastuurka jamhuuriyada…

Read More

Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Kheyre Iyo Madax Kale Oo La Afuray Ciidanka Xasilinta Amniga DAAWO

Muqdisho 12. June 2017 (SDN/QJ):- Raisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen wasiirka amniga gudaha iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo saraakil kale ayaa la afuray ciidanka xasilinta amniga ee ku howlan xoojinta amaanka Muqdisho.   Masuuliyiintan ayaa salaadii maqrib la tukaday lana afuray ciidamo iyo saraakiil ka tirsan kuwa…

Read More

Puntland Oo Isu Diyaarineysa Dagaal Ka Dhan Ah Al-shabaab & Ciidamo Ku Qulqulaya Buuraha Galgala

Gal-gala 12. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa degaano ku dhow dhow Buuraha Galgala ee gobolka Bari ku sii qulqulaya ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa Puntland ka dib go’aankii ka soo baxay Madaxweynaha maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas. Sida wararku sheegayaan Ciidamadaan ayaa ah kuwo si aad ah loo tababaray oo ka tirsan kuwa…

Read More

Maareeyaha Wakaallada Cusub Ee Xabkaha Iyo Falleenka Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Loo Magacaabay

Hargaysa 12. June 2017 (SDN/QJ):- Maareeyaha Wakaallada cusub ee Xabkaha iyo Falleenka Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Carey) oo madaxweyne Siilaanyo magacaabay Khamiistii, ayaa balanqaaday inuu dhisi doono wakaaladda cusub ee madaxweynuhu xilkeeda u magacaabay isla markaana uu kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa dul dhigi doono sidii uu u dhaqaajin lahaa wakaalladaas cusub ee Madaxweynuhu digreetada ku…

Read More

Macluumaad Dheeraad ah oo Laga Helay Sababta Dhabta ah ee Xiisadda Khaliijka DAAWO

Doha 12. June 2017 (SDN/QJ):- Xiisada Khaliijku Waxay Joojisay Colaadii Suuriya, Bashaar waxa uu ku Jiraa maalmihiisii ugu wacnaa, sababta khilaafkuna waa mid ku saabsan qoyska hogaaminaya Qabaa’ilka Khaliijka, wax xidhiidh ahna lama laha Argagixisada iyo taageeristeeda (Abdel-Bari Atwan). https://www.youtube.com/watch?time_continue=5&v=Rw3c3sL3zR0

Read More