Dagaalka Warbaahinta Kuligood Haday isu tagaan Kagama Adkaan karaan Qatar DAAWO
Hargaysa 12. June 2017 (SDN/QJ):- Waxana suurtogal ah in ra’yal caamka shucuubta carbeed uu u janjeedhsado xaga Qatar marka aad eegto sida ay isu difaacayso iyada oo wax walba faraha kula jirta arimaha lagu eedaynayana ay wax badani run ka yihiin hadana xaga Warbaahinta iyada ayaad moodaa inay ku xoog roon tahay. Sucuudiga meel daran…
