Poland Iyo Ukraine oo Nasiib U Yeeshey In Lagu Qabto Koobka UEFA 2012.
Uefa-June-2-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu todobaadkan ku soo qaadaneynaa horyaalka kubadda cagta ee yurub oo si rasmi ah uga bilaamidoona wadamada Poland iyo Ukraine June 8-da ilaa Julay 1-da oo la soo gabagabeynayo haddi eebbe ka raali noqdo. Akhyaartay waa markii ugu horeysey ee koobkan horyaalada Yurub lagu kala qabto labadan waddan ee Poland iyo Ukraine,waxaana…
