Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Kenya & Kenya oo Safaaradeeda ka furaneysa Muqdisho
Nairobi, 28 May 2012: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta la kulmay dhigiisa Ra’iisul Wasaaraha Kenya Raila Odinga oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal, arrimaha amniga iyo howlgaladda ka socda dalka gudihiisa oo ay ciidamada Kenya qeyb ka yihiin, heshiiskii Addis Ababa…
