Webmaster

    Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta booqday Wasaaradda Waxbarashada iyo Dugsiga H/dhexe iyo Sare ee Xamar Jajab

    Muqdisho, May 23, 2012(SDN)-Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka ganacsigga Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Kaliif oo maanta booqday Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya iyo  dugsiga H/dhexe iyo Sare ee Xamar Jajab kaasoo ay wax ka bartaan 590 arday kuwaasoo si lacag la’aan ah wax ku barta.   Ugu horeyn Wasiirka Waxbarashadda ayaa uga warbixiyaya…

    Read More

      Beesha Cabdalle Sacad (Sacad Muuse) oo Ugaas cusub Caleemo saaray

      Hargeysa, 23, May 2012 (SDN)- Waxa maanta magaalada Hargeysa lagu Caleemo saaray Ugaas Cabdilaahi Cabdi Xasan (Ugaas Xawaareye) oo ka mid noqonaya Madaxdhaqameedyada Beelaha Sacad Muuse ee Gobolka Hargeysa, gaar ahaana Beesha Cabdle-sacad. Caleemo saarka ugaaskan oo ka dhacday hoolka Shirarka ee Huteelka Maansoor waxa ka soo qayb galay siyaasiyiin ka kala socda Dawladaha Somaliland…

      Read More

        Ethiopian to Resume Flights to Hargeisa

        Ethiopian Airlines, the fastest growing airline in Africa, is pleased to announce the resumption of its flights to Hargeisa in Somaliland as of 10 June 2012. Ethiopian will operate daily flights to Hargeisa using its Q400 aircraft, with three morning and four afternoon flights. Hargeisa is the second largest city in Somalia and the capital…

        Read More

          Carwo lagu soo bandhigayo xirfaddaha Farsamada Gacanta oo lagu qabtay Hargeysa

          Hargeysa 23, May 2012 (Qurbejoog.com)- Carwo lagu soo bandhigayo xirfaddaha dhanka Farsamada Gacanta, ayaa maanta ka furmay hoolka guriga shaqaalaha dawladda ee magaalada Hargeysa. Carwadan oo socon doonta muddo laba maalmood ah, waxa soo qabanqaabiyay hay’adda Save the Children iyo ururada wadaniga ah ee ay wadashaqaynta leeyihiin. Furitaankii Carwadan oo waxyaabo kala duwan oo dhinaca…

          Read More

            Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo u dhoofay Addis Ababa iyo ujeedada socdaalkooda

            Hargeysa 23, May 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiga Doorashooyinka Somaliland, ayaa la sheegay inay u dhoofeen magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan Komishanka Doorashooyinku ka soosaaray socdaalkaas, haddana siday ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, socdaalkan waxa u dhan todoba xubnood ee Komishanka Doorashooyinka. Warku wuxuu intaa ku…

            Read More

              HAMBALYO DHALASHO WACAN

              1.     Wasiirka Madaxtooyada JSL  Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan 2.     Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) 3.     Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar 4.     Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada        JSL,  Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi) 5.     Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi 6.     Agaasimaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSL…

              Read More

                Xildhibaan Shir-guddoonka Wakiilada Ku eedeeyay inay Golihii ka dhigeen mid Xukuumadda u adeega

                Hargeysa, 23, May 2012 (SDN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog) oo ka mid ah Mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa shir-guddoonka golaha wakiilada ku eedeeyay inay golihii ka dhigeen gole xukuumadda u adeega. Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo shalay shir-jaraa’id ku qabtay Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in golihii wakiiladu ku mil-may xukuumadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo, taasina ay…

                Read More

                  Reer Jabuuti iyo Dareenka ay ka Bixiyeen Wersheda Sharaabka ee Hargeysa Laga Furay

                  Jabuuti May23,2012(SDN)-Dadka reer Jabuuti ee ku kala nool dalka gudihiisa iyo dibediisa ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay shirkada Sharaabka ee SPI ee ay gadhwadeenka ka yihiin ganacsato xidhiidh dhaw la leh madaxtooyada Jabuuti. Dadka reer Jabuuti ayaa dareenkooda ku wejahan wershada Hargeysa madaxtoodu ka furtay ku soo dhaweeyay suaallo aan haatan jawaab loo heyn. “Jabuuti…

                  Read More

                  Drogba oo Ka Tagey Chelsea Una Hayaamaya China.

                  London-May-22-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa xiddiga reer Ivory Coast guushana u u soo hooyey naadigiisa Chelsea markii ay hantiyeen koobka horyaalka Yurub Drogba kuna dhawaaqey inuu ka tagayo Chelsea Juun dhamaadkeeda una hayaamayo China. Xiddigan oo u soo kifaaxey Naadiga Chelsea 8-sanadood ayaa jecel inuu ka daba tago saaxiibkii oo ay isku naadi ahaan…

                  Read More

                    Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta la kulmay Ururada Bulshada Rayidka

                    Muqdisho, May 22, 2012(SDN)- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsigga Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Magaalada Muqdisho.   Kulanka maanta uu Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsigga  uu la yeeshay Ururada Bulshada Rayidka ah ayaa waxaa looga hadlayay Arrimaha Dastuurka, Roadmap-ka iyo Amniga.  …

                    Read More

                      Shirkii Madaxda Soomaalida oo weli ka socda Addis Ababa

                      Adis Ababa 22 May 2012: Waxaa maalintii labaad magaalada Addis Ababa ka socda shirkii Madaxda Soomaalida oo looga hadlayey sidii loo dhameystiri lahaa dhamesytirka Xilliga KMG ah oo ay Madaxdu ka wada hadlayeen arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin, Oday dhaqameedyada Muqdisho ku sugan, sidii xal loogu heli lahaa khilaafka yar ee jira,…

                      Read More

                        Piracy Trial Starts in France for Six Somalis

                        Six suspected Somali pirates went on trial on Tuesday in Paris for allegedly taking a luxury yacht hostage in 2008, it was reported. The men, aged 25 to 50, are charged with taking the sailing ship Le Ponant hostage along with its 30 crew members in the Gulf of Aden. French soldiers in helicopters captured…

                        Read More

                          Jaleelo: Madaxweynaha Somaliland oo furay Wershad ay ku baxday 17 Milyan oo Doolar

                          Hargeysa 22, May 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta si rasmi ah u furay wershadda Somaliland Beverage Industry (SBI) oo soosaari doonta sharaabka Coca cola iyo sharaabyo kale. Wershadan oo laga hirgeliyay deegaanka Jaleelo oo dhinaca waqooyi/bari kaga beegan caasimadda Hargeysa, waxa ku baxday 17 milyan oo doolar, waxaana maalgeliyay ganacsade…

                          Read More

                            Somaliland oo laga suuliyay Masuuliyiintii Shacabka u hadli jiray

                            Hargeysa May 22,2012(SDN)-Intii ka danbeysay xil la wareegidii Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa Somaliland si cilmiyeysan looga suuliyay siyaasiyiintii u hadli jiray shacabka kolka xaal isku cakirmo. Golleyaashii dalka ee sharci dejinta,axsaabtii iyo saxaafadiiba siyaabo kal duwan ayaa saaxada looga saadhay. Ugu horeyntiiba xukuumada Siilaanyo waxa ay kala dirtay golleyaashii dalka ee la xisaabtanka ku hayay…

                            Read More

                              KUWA BAADI AH IN BADAN OO KALENA BAADIYEEYEY

                              Wuxuu Alle cw jooga digay in aynu wax ka qaadanno kuwo baadi ah in kale oo badnna marin habaabiyey. Wuxuu Alle sidaas noogu sheegay aayaddan hoos ku dhigan iyo kuwo kale oo fara badan. قُلْ يَاأَهْلَ الْكِتَابِ لَا تَغْلُوا فِي دِينِكُمْ غَيْرَ الْحَقِّ وَلَا تَتَّبِعُوا أَهْوَاءَ قَوْمٍ قَدْ ضَلُّوا مِنْ قَبْلُ وَأَضَلُّوا كَثِيرًا وَضَلُّوا عَنْ…

                              Read More