Nuxurka heshiis 7 qodob ah oo dhexmaray wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland iyo guddiga Wanaag-farista
Hargeysa 26, May 2012 (Qurbejoog.com)- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland iyo guddiga Wanaag-farista iyo xumaan-reebista, ayaa shaaciyay heshiis ay is wadajir ah u gaadheen. Heshiiskan oo 7 qodob ka kooban, waxa uu ka tarjumayaa sidii ay labada dhinac wadajir uga wadashaqayn lahaayeen arrimaha bulshada dhexdeeda, sida fududaynta guurka iyo sidii kharashka ku baxa loo dhimi…
