Webmaster

    Jaaliyadda Beesha Cayr ee Waqooyiga Ameerika oo Sameystay Hoggaan ay ku mideysan tahay(DAAWO SAWIRADA)-

    Ottawa May21, 2012(SDN)-Waxaa galabnimadii jimcada oo ay taariikhdu aheyd Maajo 11,2012 ka billowday magaalada Ottawa ee caasimadda Canada, kulan si qurux badan loo soo agaasimay muddana  laga shaqeynayay oo ay isugu yimaadeen ergooyin ka socday qurba joogta beesha Cayr ee dalalka Mareykanka iyo Canada. Shirkaas oo ahaa kii kowaad e ay ka soo wada qayb…

    Read More

      Shirkii Madaxda Soomaalida oo si rasmi ah uga furmay Addis Ababa

      Muqdisho 21 May 2012 – Waxaa maanta Xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa si rasmi ah uga furmay shirkii Madaxda Soomaaliyeed ee Saxiixayaashii Roadmap-ka. Shirkan oo galabta ka furmay Xarunta Midowga Afrika Qolka VIP-da ayaa waxaa furitaankiisa marti gelisay Midowga Afrika.   Xafladdii furitaanka shirka ayaa waxaa si rasmi ah u furay Madaxweynaha Soomaaliya…

      Read More

        WASAARADDA QORSHEYNTA DFKM “XAALADDA MACLUUSHA EE MUQDISHO KA JIRTAY OO LAGA SOO KABANAYO”

        Muqdisho May 21,2012(SDN)-Waxaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudahiisa iyo jaaliyadaha qurbo-joogta ah ugu bishaareynayaa in EEBBE mahadiis ay tahay in xaaladii macluusha ee Muqdisho ka jirtay laga soo kabanayo. U kuurgalka xaaladda macluul ee Muqdisho ka jirtay laga soo bilaabo sanadkii na soo dhaafay waxaan ugu bishaareyneynaa in macluushu hoos u dhacday in…

        Read More

          Wefti Wasiirro u badan oo reer Jabuuti oo Somaliland yimi

          Hargeysa, 21, May 2012 (SDN)- Wefti isugu jira Wasiirro, Xildhibaanno iyo madax kale oo reer Jabiuuti oo maanta dalka Somaliland yimi. kuwaasoo lagu soo marti-qaaday furitaanka warshadda weyn ee sharaabka Somaliland Beverage Industry (SBI) ee tuuladda Jaleelo ee waqooyiga Hargeysa oo Wershadan SBI oo maalinta bari ah uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo xadhiga ka jari doono….

          Read More

            Fight over oil revenues would harm Somalia peace prospects

            Somalia’s embattled central government will not argue with semi-autonomous Puntland over potential oil revenues for fear of scuttling a fragile peace process, but a top official said on Monday the law made clear control lay with Mogadishu. Canadian firm Horn Petroleum, majority-owned by Vancouver-listed Africa Oil Corp., and its exploration partners started drilling in March…

            Read More

              Suicide bombing rocks Yemen, scores killed

              LONDON — Yemen was rocked by its worst terrorist bombing in years Monday when a suicide attacker disguised as a Yemeni soldier blew himself up in the midst of a military parade rehearsal near the presidential palace in Sanaa, the capital. The Yemen Defense Ministry said more than 90 people were killed and hundreds wounded….

              Read More

                Maxkamadda Sare ee Somaliland oo gudogashay dacwad xasaasi ah oo u dhexaysa garabyada xisbiga UDUB

                Hargeysa 21, May 2012 (Qurbejoog.com)- Maxkamadda Sare, ahna Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland, ayaa maanta gudogashay dacwad xasaasi ah oo u dhexaysa laba garab oo xisbiga mucaaradka ah ee UDUB u qaybsamay. Dacwad oo salka ku haysa hoggaaminta xisbigaas, waxa ay ka dhalatay muran ku saabsan murashaxnimada Madaxweynenimo ee UDUB ee doorashada Madaxtooyada ee 2015-ka….

                Read More

                  Doorashadii Tijaabada ahayd ee Komishanka Doorashooyinku qabteen: Ahmiyadda iyo Macnaha kale ee ay u lahayd Somaliland, xilliga lagu beegay iyo Qorshaha laga lahaa

                  Doorashadii Tijaabada ahayd ee ay dhowaan qabteen  Gudida Doorashooyinka Qaranku oo Qorshaha laga lahaa ahaa in lala socdo sida loo waajahayo qabashada doorashada dawladaha Hoose oo la qorsheeyey in diiwaangelin la’aan la hirgeliyo, xilli astaanta musharaxa iyo sawirkiisa laga reebay in lagu calaamadiyo warqadda codaynta lana siiyo musharax walba Number gaar ah maadaama ay musharaxiinta…

                  Read More

                    Cuqaal iyo Madax-dhaqameed reer Gabiley ah oo dhacdadii Ciidanka lagu weerar ku eedeeyay Cali Waran-cade iyo Suldaan Xiiray

                    Gabiley, 21 May 2012 (SDN)- Cuqaasha iyo Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley, ayaa markii u horeysay jawaab kulul ka bixiyay hadalo kasoo yeedhay dhawaan, Siyaasiga Cali Maxamed Warancade iyo Suldaan Yuusuf Xuseen Xiirey oo ay uga jawaabeen kadib markii, ay ka hadleen Xukun lagu riday Koox dabley ah oo sadex Askari oo katirsanaa Ciidanka Qaranka Somaliland ku…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaare Abdiweli oo gaaray Addis Ababa kulamana la qaatay beesha caalamka

                      Ababa Ababa May 20,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Addis Ababa, halkaas oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa isla maanta kulamo muhiim ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub Mr Alexander Rhondos, Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka Ambassador James Swan,…

                      Read More

                        AL-ANDALUSTA QARNIGAN (Somaliya)

                        Magaca Al-Andalus iyo taariikhda ku hoos-aassan waa hubaal ah in qeyb yar oo Qowmiyaddeenna ka mid ahi ay wax ka og yihiin. Waxa aad taariikhdan ula socda, gaar ahaan culimada Somaaliyeed ee diinta Islaamka ku fogaatay iyo aqoonyahanno faro-ku-tirisa oo taariikhda Islaamka bartay. Magaca oo afka Carabiga ka soo jeeda, luqada Isbaanishkana soo galay Qarnigii…

                        Read More

                          Baroordiiq Ottawa lagu xusay noloshii Dr CabdiShaku​ur Sh Cali Jowhar

                          Ottawa May 20,2012(SDN)-Waxaa magaalada Ottawa sabtidii isugu soo baxay dad aad u fara badan baroordiiq loo sameeyay Dr CabdiShakuur Sh Cali Joohar. Baroordiiqaaso ay qabanqaabadisaa ay ka soo shaqeeyeen gudoomiyaha Wadani ee Ottawa, CabdiNassir Haji Abbas, Harowo Sh Cumar  God, Gudoomiyaha jaaliyada Ottawa  Abshir Nur,  Safiirka Somaliland ee Canada Lula Ahmed Osman Julian. Dadweynihii meeshaa…

                          Read More

                            Shirkadda SOMTEL oo kaalin wax-ku-ool ah kaga qayb-qaadatay Xuska Sannad-guurada 21aad ee Somaliland

                              Hargeysa, 20, May 2012 (SDN)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee SOMTEL oo inta badan ku suntan inay gacan ka geysata tebinta tooska ah ee munaasibadaha qaran, ayaa shalay si weyn uga qayb-qaataday inay bulshada Somaliland si toos ugu tebiso Xuska munaasibadda 18 May ee ku qabsoontay Beerta Xorriyadda iyo munaasibaddii caawa ee Aqalka Madaxtooyada Somaliland. Shirkaddu…

                            Read More

                              Wasiirka Duulista oo shaaciyay inay bilaabayaan Dhismaha Madaarka Burco, Shacabkana fariin u diray

                              Burco, 20 May 2012 (SDN)- Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa shaaca ka qaaday inay Wasaarad ahaan bilaabi doonaan dhismaha Madaarka magaalada Burco. Wasiirka waxa uu sheegay  in la dhamaystiray qorshihii lagu bilaabi lahaa madaarka Burco, kaasoo ay ku baxayso lacag dhan 500,000$ oo doolar, waxaana qayb ka qaadanaya dadweynaha. Wasiirka ayaa ku…

                              Read More

                                Xoghayaha Guud ee xisbiga UDUB oo qoraal uu dhinacyo badan kaga hadlay ka soo diray France

                                Intaanan guda gelin nuxurka maqalkan, waxaan doorbiday inay lagama maarmaan tahay in xogaa hordhac ah lasiiyo aqristayaasha suuban, waana tan ee lasoco.  Qeexid (CLARIFICATION) Shantii wadan ee Somalidu ka degaysay Geeska Afrika, laba kamid ah ayaa xoroobay 1960-kii, kadibna midoobay, si ay ugu gogoldhigaan Somaliweyn. Waxay dalkoodii ula baxeen: Somali Republic (Republica Somalo). Magacaas rasmiga…

                                Read More