Somaliland oo jawaab ka bixisay hadal ka soo yeedhay Mahiga
Hargeysa, 20, May 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland oo jawaab ka bixisay hadal uu Augustine Mahiga ku naqdiyay xukunkii ay maxkamadda Milaterigu ku riday koox weerar ku qaaday xero ka mid ah kuwa ciidamada ee Somaliland. Warsaxaafadeed xalay ka soo baxay xafiiska Augustine Mahiga ayaa lagu sheegay inuu sharciga ka soo horjeedo xukunkii ay maxkamaddu ku…
