Shirkada Horn Petroleum oo Joojisay Shidaal Qodidii Barta Shabeel ee Puntland,Maxay Tahay Sababtu?
Bosaso May 18,2012(SDN)-Shirkada Horn Pertoleum Corp Shidaal baarida ka wada Puntland ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in caqabad ay soo wejahday ceelka Shabeel ee degaanka Dharoor. Ceelka Shabeel ee qodaalku ka socday ayaa dhererkiisu gaadhay 3800 meters oo ka dhigan in la gaadhay heer aan laga soo saari karin shidaal la iib geyn…
