Webmaster

    Hargeysa: Guddiga Doorashooy​inka oo faahfaahin ka bixiyay doorasho tijaabo ah oo ay maanta qabteen (Dhegayso)

    Hargeysa 16, May 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta qabtay doorasho tijaabo ah, si ay u qorsheeyaan qaabka ay u dhigayaan qabashada doorashooyinka dhawrka jeer xilligoodii dib uga dhacay ee Deegaanada Somaliland. Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Mr. Maxamed Axmed Geelle oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta Komishanka Doorashooyinka ee Hargeysa oo ay xilligaa ka socotay…

    Read More

      Qaramada Midoobey oo digniin u Jeedisay Madaxda Soomaalida

      New York May 16,2012(SDN)-Dawladaha ugu quwada weyn Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa digniin adag u jeedisay madaxada DFKMG ah oo u muuqda in xiligu ka dhacayo iyaga oon meel marin qodobadii Road Mapka. Madaxda dalalka Mareykanka,Britain iyo Jarmalka ayaa kulan uu maanta yeeshay Gollaha amaanka oo Sheekh Shariif ka qeybgalay ayaa loogu sheegay in taageerada…

      Read More

        Mahadhada Taariikhda UCID North America iyo Tiiraanyada Geerida Dr Cabdishakuur Cali Jowhar

        Ottawa May 15,2012(SDN)-Marxuum Dr Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar oo dhawaan shil gaadhi ku geeriyooday ayaa ahaa ruux si weyn ay bulshada reer Canada u qaderiyaan oo ay si weyna ugu tiirsanaayeen aqoontiisa iyo shaqsiyadiisa saliimka aheyd. Marxuumka ayaa mudadii uu Canada ku noolaa waxa uu si niyada uga mid ahaa xisbiga mucaaridka ah ee UCID,waxaanu…

        Read More

          Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM) oo dadka Soomaalida uga digtay dad si been-abuur ah magaceeda u adeegsanaya, kana hadashay qorshahaa dadka lagu baadhanayo

          Hargeysa 15, May 2012 (Qurbejoog.com)- Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka Adduunka (IOM), ayaa digniin ay soosaartay ku socodsiiyay dadka Soomaalida oo ay uga digtay inay rumaystaan been-abuur magaceeda loo adeegsanayo. Siday IOM ku sheegtay farriin digniin ah oo ay soosaartay, waxay ku sheegtay inuu jiro qorshe been-abuur ah oo ay hal-abuurkeeda leeyihiin dad iska dhigaya…

          Read More

            Xukuumadda oo ka hadashay khasaaraha iska-horimaad maanta dhexmaray ciidanka Qaranka iyo shicib hubaysan iyo tirada loo xidhay dhacdadaas

            Hargeysa 15, May 2012 (Qurbejoog.com)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay iska-horimaad maanta dhexmaray ciidanka qaranka iyo dad shicib ah, kaasoo khasaare laxaadle dhaliyay. Ilaa todoba qof oo saddex ka mid ahi ciidanka qaranka ka tirsanaayeen, ayaa ku dhintay shaqaaqadaas oo ka dhacday xeradii Madaafiicda oo u dhaw wershadii Kabista oo ku taala dhinaca Bari ee…

            Read More

              Hargeysa: Ciidanka Madaarka oo Xabsiga dhigay Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya oo Siilaanyo hore ugu ogolaaday joogistiisa Somaliland

              Hargeysa 15, May 2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka amaanka ee madaarka caasimadda Hargeysa, ayaa maanta xidhay xildhibaan Xasan Cumar Xaawa oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya. Xasan Cumar Xuseen oo ah diblomaasi dhalasho ahaan ka soo jeeda deegaanka Hargeysa, waxa uu tan iyo bishii July ee sannadkii 2011 ku sugnaa magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama, ka dib markii Madaxweynaha…

              Read More

                ILAAHAY BAAN BARYEYNAA LANOOMA SOO JAWAABAYO SH.IBRAHIN BIL ATHAM WAXAA UU KU JAWAABAY SIDAN

                ILAAHAY BAA MAHAD DHAMAANTEED ISKA LEH  INTAA KA DIB (Run waxaa u fiican marka mabda aad rumaysantahay camalkaagu kaaga markhaati furo) DHamaantiin waad salaaman tihiin  wariyayaasha iyo akhristayaashaba meel kastood joogtaan Waxaan maanta idiin soo gudbinayaa qoraalkan oon is idhi waa aynu u baahan nahay Dhamaanteen  soomaalida adduunka ku nool oo dhan  waayo tani way…

                Read More

                  Wasaaradda Qorshaynta oo Hay’ada Shaqaalaha kala wareegtay 18 Shaqaale cusub ah

                  Hargeysa, 14, May 2012 (SDN)- Gudoomiyaha hay’ada shaqaalaha dawlada Nuux Sh. Muuse Ducaale, ayaa Wasiirka Qorshaynta Qaranka ku wareejiyay 18 xubnood oo ka mid noqonaya shaqaalaha wasaaradaas, kuwaasoo ku guulaystay imtixaan dhawaan ay dad tiro badani u galeen jagooyin ka banaanaa wasaaradda. Munaasibad loo sameeyay wareejinta shaqaalahan oo lagu qabtay hoolka hay’ada shaqaalaha dawlada ayaa…

                  Read More

                    Nin Jarmal ah oo lala xidhiidhiyay Al-Shabaab oo la sheegay inuu u gudbay Soomaaliya iyo dawladda Kenya oo ka hadashay

                    Nairobi 14, May 2012 (Qurbejoog.com/Star)- Nin Argagixisonimo looga shakisan yahay oo Jarmal ah, isla markaana lala xidhiidhiyay inuu gacan-saar la leeyahay kooxda Al-Shabaab, ayaa la sheegay inay u badan tahay inuu u gudbay Soomaaliya. Ninkan oo magaciisa la yidhaahdo Ahmed Khaled Mueller oo ay Sabtidii Booliska Kenya sawirkiisa qaybiyeen, waxa la aamisan yahay inuu si…

                    Read More

                      German terror suspect crosses into Somalia

                      A German terror suspect whose picture was circulated by police on Saturday over links with the al Shabaab could have crossed into Somalia. Ahmed Khaled Mueller is believed to have entered Kenya disguised to plan terror attacks in the country. He uses many aliases including Andreas Martin Muller and Abu Nusaibah among others. “We have…

                      Read More

                        Guddoomiyaha UCID oo sheegay in shirka Muqdisho ka socdaa sii hurinayo colaada Soomaaliya, kana hadlay in Madax-dhaqameedyo reer Somaliland ahi hungureeyaan ka qaybgalkiisa

                        Hargeysa 14, May 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa  hadimo ku tilmaamay in madax-dhaqameedyo reer Somaliland ahi hungureeyaan ka qaybgalka shirka lagaga hadlayo ansixinta Distoorka Soomaaliya ee ka socda caasimadda dalkaas ee Muqdisho. Eng. Faysal-waraabe oo warbaahinta  ugu warramay shalay xafiiska xisbigiisa ee caasimadda Hargeysa, waxa kale oo uu…

                        Read More