Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland oo booqday Berbera
Hargeysa, 14, May 2012 (SDN)- Safiirka dawlada Itoobiya u fadhiya Somaliland Bereha Tesfay iyo xubno kale oo la socday ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta gobolka Saaxil ee Berbera. Safiirka dawlada Itoobiya u fadhiya Somaliland iyo xubnaha kale ee la socday. Waxa magaalada Berbera ku soo dhaweeyay masuuliyiinta gobolka iyo degmada oo uu weheliyo maareeyaha…
