Guddoomiyaha KULMIYE muxuu ka yidhi kulan uu la yeeshay Ibraahim Dhegaweyne?
Hargeysa, 10, May 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay kulan uu la yeeshay Guddoomiyaha Urur Siyaasaddeedka UDHIS Ibraahim Dhegawayane. Gudoomiyuhu wuxuu meesha ka saaray in Dhegawayne ugu tagey dhexdhexaadin, waxaanu tilmaamay inaanay ishaynin Xukuumadda iyo Ururrada hadhay., waxaana hadalladiisii ka mid ahaa. “Horta erayga dhexdhexaadin waxa la dhexdhexaadiyaa laba dhinac…
