Webmaster

    Dawladda Iiraan oo ka hadashay xaddiga saamaynta ay Budhcad-badeeda Soomaalidu ku yeelatay Dhaqaalaha Adduunka iyo doorkeeda la-dagaalankooda

    Tehran 08, May 2012 (Qurbejoog.com/TTimes)- Taliyaha ciidanka Badda ee dalka Iiraan, ayaa ka hadlay xaddiga saamaynta ay Budhcad-badeeda Soomaalidu ku yeelatay dhaqaalaha Adduunka. Taliyaha ugu sareeya ciidanka Badda Iiraan Admiral Habibollah Sayyari, waxa uu Salaasada maanta sheegay in kooxaha Budhcad-badeeda Soomaalidu ay qiyaas ahaan sababeen waxyeelo ka badan $7 bilyan oo doolarka Maraykanka ah oo…

    Read More

      Mother seeks help for son held captive in Somalia

      MANILA, Philippines – A mother of a Filipino seafarer is seeking the help of government and nongovernment organizations and even the international community in helping rescue her son who is still being held hostage in Somalia for two years now. Aurora Gonzales of Jaro, Iloilo City went to the Blas F. Ople Policy Center to…

      Read More

        Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay kulan Amniga looga hadlayay oo uu la qaatay Saraakiil ka tirsan UN-ka,Mareykanka & Midowga Yurub

        Muqdisho, May, 08, 2012(SDN)–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo qaar ka tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa maalintii labaad kulan uga soconayay Xarunta taliska AMISOM ee Xalane kaa oo looga hadlayay arrimaha amaanka dalka.   Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Gudiga Wada jirka Amniga oo ay ku mideysan yihiin Qaramada Midoobey,TFG-da, Ahlusunna, Galmudug,…

        Read More

          Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo ka hadlay danta ay ka leeyihiin maalin doorasho ah oo ay tijaabo ahaan u qabanayaan

          Hargeysa 08, May 2012 (Qurbejoog.com)- Komishan Doorashooyinka Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday shalay inay dalka ka qaban doonaan doorasho aan rasmi ahayn oo tijaabo ah si loo ogaado muddada qofku codayn karo, tirada goobaha doorasho ee loo baahan yahay iyo kharashka ku baxaya doorashooyinka goleyaasha degaanka ee soo socda, maadaama la sharciyeeyey in doorashooyinka dawladaha…

          Read More

            Madaxwayne Siilaanyo oo Wasiirkiisa Daakhiliga ku diiday Xeer Akadamiyadu u Diyaarisay Booliska Somaliland, muxuu diidmada ku sababeeyay?

            Hargeysa 08, May 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka biyo diiday xeer Akadamiyada Nabada iyo Horumarku u diyaarisay ciidamada Booliska Somaliland, kaasoo uu u gudbiyay wasiirkiisa Arimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur), waxaana la sheegay in Madaxwaynuhu ku qancay xeer cusub oo ciidamada Boolisku samaysteen, isla markaana ay meel-mariyeen golaha…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo Hay’adaha Caalamiga ah amray inay si gaar ah ula shaqeeyaan Wasaaradda Deegaanka

              Hargeysa, 08, May 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa toddobaadkii ina dhaafay Amar Qoraal ah u diray Hay’adaha Caalamiga ah ee ku sugan Somaliland, kuwaasoo uu ka dalbaday inay la shaqeeyaan Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu qoraalkiisa ku sheegay wasaaradda Horumarinta Reer Miyigu inay Somaliland ugu fadhido macno…

              Read More

                Ingratitude Is Silanyo’s Nature

                Man may live only eighty years. His feet walk down a path of tears. Use your life well for death comes soon from north or south, at night or noon. Dear Somalilanders, we have to understand that integration is not like being, and that being comes with childhood memories ingrained in one’s formative years through…

                Read More

                  Xaqsoor Ottawa oo hambalyaynasa safiirka Somaliland ee Canada

                  Ottawa May 07,2012(SDN)-Xafiiska Xaqsoor ee Ottawa ayaa hambalyo u diraaya marwo Luula Axmad Cusmaan (Juliaan) oo loo magacaabay Safiirka Somaliland u fadhiya Canada. Xaqsoor wuxuu safiirka ugu  balanqaadayaa wadashaqayn ay ku dheehantahay wadanimo iyo walaatinimo Maxamed Farax Xareed, Gudoomiyaha Xaqsoor Ottawa Xaqsoor Ottawa is thrilled to hear the news of the appointment of Luula Axmad…

                  Read More

                    Madaxweynaha Jabuuti oo qaabilay Wasiirada arrimaha Dibedda iyo Guddaha ee Somaliland

                    Jabuti May 072012(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md.Ismacil Cumar Geele ayaa maanta ku Qaabilay Xarunta Madaxtooyada ee dalka Jabuuti,Wasiirada arimaha Dibada iyo Gudaha Jamhuurayada Somaliland Dr.Maxamed C/laahi,Iyo Md.Maxamed Nuur Caraale Duur,oo ku Jooga Socdaal Shaqo Dalkaas. Waxa  kulankaasi dhinaca  Madaxweynaha jabuuti ku wehelinayay Wasiirka wasaarada arimaha Dibada ee dalka Jabuuti,iyo Masuuliyiin kale. Kulankaasi dhex maray M/weynaha Jabuuti iyo…

                    Read More

                      Wasiirada Kaluumaysiga Ciyaaraha iyo Wasiir Ku xigeenka waxbarashada oo ka qeybgalay Munaasibad shahaado sharafyolagu gudoonsiinaayay Maamulka Jaamacada Hope

                      Hargeysa May 07,2012(SDN)-Wasiirada Kaluumaysiga  Ciyaarah iyo Wasiir Ku xigeenka waxbarashada ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad shahaado sharafyolagu gudoonsiinaayay Maamulka Jaamacada Hope,iyo Qaar ka mid ah Ardadii qaadatay Shahaadada Master Degree ee kambala University.   Xafladan oo ay soo agaasimeen Ardayda Jaamacada Hope,laguna qabtay Hutel Maansoor,ayaa waxaa halkaasi ka hadlay wasiir ku xigeenka wasaarada Waxbarashada…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Hay’ada Dhawrista Tayada Somaliland oo Warbixin siiyay Gollaha Guurtida Somaliland

                        Hargeysa May 07,2012(SDN)-Gudoomiyaha Hay’ada Dhawrista Tayada Somaliland Md.Siciid Saleebaan ayaa maanta Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida warbixin Buuxda Ka siiyay Hay’adiisa iyo Waxii u qabsoomay Mudadii ay Jirtay. Gudoomiyuhu waxa uu sheegay inaanay dalka soo gali doonanin Dawo aan wadan Cadaymihii Dawooyinka Gudoomiyuhu waxaa kale oo uu sheegay inay dhamaan Garoonada Diyaaradaha ee dalka…

                        Read More

                          Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland oo dib ufuray Wadada isku Xidha Hargeysa iyo Halleeya

                          Hargeysa May 07,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda hawlaha guud iyo guryaynta ee JSL mudane Axmed cabdi Xaabsade ayaa maanta xadhiga ka jaray wadada Laamida ah ee isku xidha magaalada Hargaysa iyo deegaanka Halleeya oo hay’ada wadooyinka Somaliland ay ku samaysay dib u habayn. Xadfada xadhiga lagaga jarayey wadadaasi oo ay ka qayb galeen wasiirka beeraha Somaliland Faarax Cilmi…

                          Read More

                            Madaxwene ku-xigeenka Somaliland oo xadhiga ka jaray dhisme ay yeelanayaan Guddida Doorashooyinka

                            Hargeysa May 07,2012(SDN)-Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Seylici ayaa maanta xadhiga ka jiray dhismaha cusub ee gudiga Doorashooyinka Somaliland oo dhowaan la dhamaystiray dhismahiisii. Munaasabada uu Madaxweyne ku xigeenku xadhiga kaga jarayey Dhismahaasi cusub waxaa goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Golaha wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi , wasiirada wasaaradaha Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe)…

                            Read More

                              Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Somaliland oo ka waramay Dhaqan Galka Xeerka Xadeynta Madaaarka Hargeysa(DHEGEYSO)

                              Hargeysa May 07,2012(SDN)-Wasaiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada Md Maxamuud Xaashi oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi Md Axmed Faarax Dalal ayaa maanta wada jir u soo bandhigay xeerka xadeynta dhulka Madaarka Hargeysa. Faahfaahinta xeerkan oo uu soo bandhigay Agaasimaha Guud iyo Fariin uu Wasiirku u diray Shacabkaba halkan hoose ka dhegeyso   HALKAN GUJI…

                              Read More

                                Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland oo shaqaalaha wasaarada u furay aqoon isweydaarsi looga hadlayo arrimaha Genderka

                                Hargeysa May 07,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arimaha bulshada ee JSl Mudane Maxamuud Axmed Barre (Garaad)  ayaa maanta u furay kulan socon doona muddo sadex maalmood ah hawlwadeeno kala duwan oo ka tirsan  wasaaradda shaqada ioyo arimaha bulshada ee Somaliland. Kulankan oo ujeedadiisu tahay sidii loogu tababari lahaa shaqaalaha arimaha Gender-ka ama lammaanaha  shaqadoodana ay uga…

                                Read More