Ciidamada Reer Yurub oo Markab Iran laga leeyahay ka soo furtay Buracd badeed
Nairobi May 12,2012(SDN)-Ciidamada Badda ee reer Yurub kana hawlgala baddaha Soomaalida ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Markab Iran laga leeyahay oo Burcadu u isticmaaleysay in ay ku ugaadhsato maraakiibta kale. Sidaana waxa saxaafada maanta lagu sheegay qoraal ka soo baxay EU NAVOR oo ah taliska hawlgalada ladagaalanka Burcad badeeda Soomaalida. HNLMS Markabka dagaal ee…
