Booliska Burco oo ka hadlay 20 qof oo lagu xidhay Mudaharaadkii urur-siyaasadeedka UDHIS sameeyay
Burco 22, April 2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka amaanka ee magaalada Burco, ayaa xabsiga dhigay ilaa 20 qof oo ka tirsan taageerayaasha urur-siyaasadeedka UDHIS oo ka mid ah 9-ka urur ee ku guuldaraystay inay u gudbaan ka qaybgalka tartanka doorashada Deegaanka Somaliland. Guddoomiyaha garabka Haweenka ururkaas marwo Raxma Jaamac oo u warantay telefishanka HCTV, waxay sheegtay in…
