Webmaster

    Ururka Dhalinyarada DDSI ee UK oo munaasibad ku taageeray Xukuumada iyo Ururka Horumarinta DDSI

    London, 24, April 2012 (SDN/Cakaaranews)- Ururka Dhalinyarada Soomaalida Itoobiya ee ka dhisan cariga Ingiriiska ayaa munaasabad lagu taageerayay Ururka Horumarinta Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee dhawaan laga dhisay DDSI ku qabtay Magaalada London(UK). Munaasabadan oo ay ka soo qaybgaleen Masuuliyiinta Jaaliyada DDSI ee UK iyo Marti Sharaf kale waxa ka hadlay Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada UK Mudane…

    Read More

      Havana: Madaxweynaha Venezuela oo ka hadlay xaaladiisa Caafimaad ee uu Cuba u tegay iyo warar ku xidhiidhiyay inuu geeriyooday

      Havana 23, April 2012 (Qurbejoog.com/BBCnews)- Madaxweynaha dalka Venezuelan Hugo Chavez, ayaa markii u horaysay ka hadlay xaaladiisa caafimaad tan iyo markii 9 maalmood ka hor daawayn loo geeyay dalka Cuba. Madaxweyne Chavez oo 57 jir ahi, waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay warar la isla dhexmarayay oo sheegay inuu geeriyooday, ka dib markii 14…

      Read More

        Hargeysa: Roob mahiigaan ah oo muddo hakiyay isu-socodka dadweynaha

        Hargeysa 23, April 2012 (Qurbejoog.com)- Roob si wayn loogu farxay, ayaa galabta ilaa caawa ka degay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kaasoo dhaliyay daadad xoogan. Roobkan oo bilaabmay abaaro 5:30 galabnimo, waxa uu si xidhiidh ah u da’ayay dhawr saacadood, wuxuuna dhaliyay daadad soo rogmaday oo muddo hakad geliyay isu-socodka dadka iyo gaadiidka isticmaalayay jidadka caasimadda….

        Read More

          Khubaro Australian ah iyo wefti ka socday shirkadda Petrosoma oo booqday Oodweyne

          Hargeysa 23, April 2012 (Qurbejoog.com)- Wefti ka socda shirkadda Petrosoma oo fadhigeedu yahay UK iyo khubaro Australian ah, ayaa booqday degaamo ka tirsan degmada Oodweyne ee gobolka Togdheer. Weftigan oo uu hoggaaminayay madaxa shirkadda Petrosoma Mr. Maxamed Yuusuf, isla markaana ay weheliyeen masuuliyiin iyo khubaro ka socotay shirkadda Jacka Resources oo ah mid macdan-baadhiseed oo…

          Read More

          Bahweynta Isboortiga Jecei oo Baroor diiq u Sameeyey,Wiish,Mugaanbi Iyo Mawliid.

          Toronto-qurbejoog.com-Ahyaartay Barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa baroordiiq ay bahweynta ciyaaraha jecel u sameysey siiba kuwa Toronto uu hormoodna u yahay ciyaaryahakii caanka ahaa ee soomaaliyeed oo aad wada garaneysaan waa DR-Yuusuf Shaqaaq Marxuumiintii ku geeriyoodey qaraxii waxashnimada ahaa kunee kana dhacay Tiyaatarka oo kala ah Adan Xaaji Yabarow Wiish,Saciid Maxamed Nuur Muganbi,Mowliid Macaane Maxamed,  …

          Read More

            Natiijooyinka horudhaca ee Tartankii Madaxtinamada Faransiiska iyo waxa ka soo baxay

            Paris April 23,2012(SDN)-Natiijada hor dhaca ah eek a soo if-baxaysa doorashada madaxtinimada dalka faransiiska ayaa if-tiimisay in Madaxweynaha  muddo xileedkiisu dhammaanayo Nekoly Zekosi iyo murashaxa  la tartamaya ee Faransuwa Holand  ay isku mudan doonaan  wareeg labaad oo doorashadu  ay geli doonto lana qaban doono lix iyo tobanka bisha May ee soo socota, iyada oo  murashaxa…

            Read More

              Jaamacada New Generation ee Hargeysa oo Xaflad soo dhaweyn ah u qabatay Guddoomiyaha Jaamacadaaas ee Adis Ababa

              Hargeysa April 23,2012(SDN)-Kulan ay  soo qaban qaabisay  jaamacadda  New Generation  ee magaalada  Hargeisa  oo lagu soo dhaweynayo  guddoomiyaha jaamacaddaasi ee magaalada  Addis  Ababa ,  ayaa lagu  qabtay  hotel maansoor ee magaalada  hargeisa. Kulankaasi  waxa  ka soo qeyb galay  xildhibaano  maamulka iyo macalimiinta  jaamacadda  New Generation   iyo marti sharaf kale,,  waxa ugu horayn halkaasi ka hadlay …

              Read More

                Kulan lagu Dhiirigelinayo Waxbarasha Ardeyda Baahiyada Gaarka ah leh oo Hargeysa Lagu qabtay

                Hargeysa April 23,2012(SDN)-Kulan lagu dhiirigelinayo waxbarashada caruurta baahiyaha gaarka ah qabta oo ay ka soo qayb galeen maamulka,Waalidiinta iyo hay’adaha ka shaqeeya arrimaha caruurta ayaa Maanta lagu qabtay Xarunta dugsiga baahiyaha gaarka ah ee caasimada hargaysa. Waxaa ugu horayn halkaasi ka hadashay Khadra Cumar Xasan oo ah gudoomiyaha ururka SASE ee gacanta ku haya dugsigan…

                Read More

                  Madaxweynaha Sudan oo booqday magaalada xuduuda ah ee Heglig oo dagaalo ka taagan yihiin, kana dhaartay wadahadal uu la galo Koonfurta

                  Khartoum 23, April 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Sudan Cumar Al-Bashiir, ayaa gaadhay magaalada dhinaca koonfureed ee dhulka Saliida ee Heglig. Magaaladan oo ay dhowaan qabsadeen ciidanka dalka Koonfurta Suudaan, waxa ka taagan cabsida dagaalo u dhexeeya labada dal. Ciidanka South Sudan, waxay iska difaaceen xoogaga Sudan, waxayna laba todobaad ka hor qabsadeen Heglig oo qani ku…

                  Read More

                    Xukuumada Somaliland oo soo Gunaanadey Dejinta Qorshaha Quudinta iyo Nafaqeynta Caruurta

                    Hargeysa April 23,2012(SDN)-Shir lagu daah-furayey istiraatijiyada qaran ee quudinta iyo nafaqaynta  caruurta yar-yar ,kana soo qayb galeen xubno ka kala socday wasaaradaha caafimaadka, beeraha, xanaanada xoolaha , waxbarashada iyo qarshaynta,hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah. ayaa maanta lagu soo geba gebeeyey huteel maansoor. Waxa  xidhitaankii shirkaasi ka hadlay  Agaasimaha  quudinta iyo nafaqaynta  ee wasaarada…

                    Read More

                      Sheekh Siciid Cali Axmed oo Talooyin u jeedinaya Waalidiinta Ubadka ku korsanaya Galbeedka(DHEGEYSO)

                      Ottawa April 23,2012(SDN)-Sheekh Siciid Cali Axmed ayaa waxa uu halkan talooyin wax ku oola u soo jeedinayaa Waalidiinta Ubadka ku korsanaya dalalka Reer Galbeedka. Sheekha ayaa ku soo hal qabsaday dhacdo dhawaan ay warbaahintu aad  u hadal heysay oo Soomaalida si gaadha u saameysay.  [mp3player config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/talo.mp3]

                      Read More

                        Cabdi Noel oo Aas Qaran Jabuuti loogu sameeyay(DAAWO SAWIRADA)-

                        Jabuuti April 22,2012(SDN)-Waxa maanta Jamhuuriyada Jabuuti loogu sameeyay Aas Qaran Madixii hay’ada xuquuql insaanka Jabuuti jean Paul abdi Noel. Cabdi Noel ayaa todobaadkii hore ku geeriyooday dalka Faransiiska. Aaska maanta ee Cabdi Noel ayaa waxa ka qeybgalay safiirada afar dal oo reer Galbeeda,xildhibaano,culumaa;udiin iyo shaab kumanaana. Cabdi Noel ayaa ilaa mudadii gobanimo doonka Jabuuti ku…

                        Read More

                          Guddoomiyaha Gobolka Sanaag oo ka warbixiyay xaaladaha Gobolkaasi

                          Cerigaabo April 23,2012(SDN)-Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Aadan Axmed Diiriye “Geel jire” ayaa faahfaahin ka bixiyay xaalada Guud ee nabadgalyada iyo nolosha ee deegaamada kala duwan ee Gobolkaasi koobsado. Gudoomiyaha Gobolka Sanaag oo caawa khadka telefoonka ugu waramayay Wakaalada Wararka ee Solna ayaa sheegay in deegaamo door ah oo ka tirsan Gobolkaasi ay ka da’een raxmaadkii eebe…

                          Read More

                            Jaaliyadaha Reer Somaliland ee Britain iyo Kenya oo ku taageeray xukuumada Gaankii ka noqoshada wadahadalada Soomaaliya

                            London April 23,2012(SDN)-Jaaliyadaha Somaliland ee ku nool Dalalka Ingiriiska iyo Kenya ayaa Maanta ku taageeray Xukuumada Somaliland Go’aankii ay ku hakisay wada hadal dhex mara Somaliland iyo Somalia . Jaaliyadaha Somaliland ee Ingiriiska iyo Kenya ku nool ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” waxa ay ku amaaneen magacaabistii shanta wasiir ee uu…

                            Read More

                              Ma dhab baa in guddoomiyaha guddiga Diiwaangelinta Ururada siyaasaddeed natiijadii ay ku dhawaaqeen ka dib uu dalka ka dhoofay?

                              Hargeysa 22, April 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyaha guddiga Diiwaangelinta ururada siyaasadda iyo ansixinta axsaabta qaranka Somaliland Mr. Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ciyaale), ayaa la sheegay inuu dalka ka dhoofay. Ma jiro war rasmi ahaan guddigu ka soosaareen safarkaas, balse siday ilo xogogaal ahi tibaaxeen, guddoomiyuhu waxa uu dalka ka dhoofay ka dib markii ay Jimcihii soosaareen natiijada…

                              Read More