Ra’iisul Wasaaraha oo maanta soo kormeeray jiida hore ee dhufeysyada degmada Dayniile
Muqdisho, April 21, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagay jiida hore ee dhufeesyada degmada Dayniile ee duleedka Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa kormeerkiisan ku wehlinayay Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Mudane Xuseen Carab Ciise, Taliyaha…
