Guddoomiyaha Banka Jabuuti Jaamac Xeyd oo Dhuumaaleysi ku Yimi Hargeysa
Hargeysa April 20,2012(SDN)-Guddoomiyaha Banka Jabuuti Md Jaamac Xeyd ayaa maalmiii u danbeeyay magaalada Hargeysa ku sugnaa isla markaan aan saxaafadda la hadal. Jaamac Xeyd oo dhanka kalena ay xidid yihiin Madaxweynaha Jabuuti ayaa ah ruuxa Jabuuti danaheeda ka fuliya Somaliland. Jabuuti ayaa damacsan in mashaariic dhaqaale ka fuliso Somaliland,inkasta oo mashaariicdaasi waxba ka hirgelin ilaa…
