Webmaster

    Somalia at Cross Roads: Is this time any different?

    For over twenty one years, my great people of the Somali Republic have suffered harshly inside and outside Somalia. So much blood has been shed. Millions were forced to refugee camps. The lives, dreams, and hopes of young boys and girls were wrecked. Tribal Militias, gangs, thugs, and warlords took over the country. Somalia became…

    Read More

      Xeerka Booliska Somaliland oo wax ka bedel lagu sameynayo

      Hargeysa April 18,2012(SDN)-Wasiir ku xigeenka amniga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane C.laahi Abokor Cismaan ayaa Maanta ka qayb galay shir hawleed lagu samaynayay wax ka badal iyo kaabis ku wajahan Xeerka booliska Somaliland kaas oo ka furmay Huteelka Imperial ee Caasimada Hargaysa. Shirkan waxaa kale oo ka soo qayb galay madax iyo mas’uuliyiin ka kala…

      Read More

        La Taliyaha Madaxweynaha ee dhanka Doorashooyinka Abees oo u Jawaabay Dr Gaboose

        Hargeysa April 18,2012(SDN)-La taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Doorashooyinka Maxamed Muuse Abees oo shir jaraa’id Maanta ku qabtay huteelka Imperial ee Caasimada Hargaysa ayaa jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Umada Dr.Maxamed Cabdi Gaboose oo canbaarayn dusha uga tuuray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” La taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha…

        Read More

          Hargeysa: Mishiinka Kelyaha Sifeeya oo laga hawlgeliyay Cusbatalka Guud

          Hargeysa 18, April 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Seylici), ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray qayb cusub oo lagu kordhiyay cusbatalka guud ee Hargeysa, taasoo ku shaqayn doonta Mishiinka Kelyaha sifeeya. Mishiinkan oo baahi wayn loo qabay, waxa munaasibad loo sameeyay furitaankiisa ka qaybgalay Madaxweyne kuxigeenka, guddoomiyaha golaha Wakiilada, wasiirada…

          Read More

            Ma Hadhada Taariikhda,abaalka dhaca Axmed Siilaanyo ee Md Xamerji(PRT2)

            Hargeysa April 18,2012(SDN)-Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa mudadii uu mucaaridka ahaa iyo xiligii tartanka Doorashooyinka waxa si weyn ugu gurmadey siyaasiyiin kala duwan oo maanta aan ka muuqan masraxa siyaasadeed. Kuwaa waxa ka liita qaar uu madaxweynuhu bahdilaad ugu daray abaal ka dhaca,halkaa qaar kalena ayba xabsiyada ku jiraan. Masuuliyiinta Madaxweynuhu aanu tixgelin abaalkii ay u…

            Read More

            Xiddigadda Soomaaliyeed Farxiya Abdi(LA-Sparks Draft WNBA)

            LA-Sparks-April-18-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaynaa xiddigadda Soomaaliyeed Farxiya Abdi oo ka ciyaarta kubadda Koleyga  dalka Czech Republic haysatana dhalashada Sweden ayaa waxaa qaatey(Draft) WNBA LA-Sparks. Xiddigadan oo dharerkeedu yahay 6-2 laguna magacaabo Farxiya Cabdi kana soo jeeda Dalka Swedan waxay ku guuleysatey in loo qaato wareegii labaad hore (first Pick Up) WNBA waana gabadhii…

            Read More

              Ma Hadhada Taariikhda,abaalka dhaca Axmed Siilaanyo ee Roogii Casaa ee Oodweyne(PRT1)

              Oodweyne 18,2012(SDN)- Akhristeyaal waxaanu maanta halkan idiinku soo gudbineynaa Tixraac Taarikheed iyo sida looga abaal dhacay guuddahaan bulshada reer Somaliland khaasatan kuwa reer Oodweyne. Guddoomiyaha Kulmiye ayaa safar Taariikhi ah oo uu xiligii doorashooyinka ku tegay gobolka Oodweyne waxa uu uga waramay qorshaha xukuumadiisa iyo eedihii xiligaa loo jeedinayay,hoosta ka akhriso oo ka bogo Tariikhdaa. Dadweynaha…

              Read More

                Faysal Cali Waraabe: Haddii lays canaanayo waa inaan warbaahinta la isu marine Madaxweynuhu laba talaabo ayuu idiin jiraaye haloo tago

                Hargeysa, 18, April 2012 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaafarriin qaylo dhaan ah ka soo diray dalka Imaaraadka Carabta, waxaanu baaq u diray shacabka, dawladda iyo siyaasiyiinta. Faysal Cali Waraabe, oo isagoo jooga magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, xalay khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay inay isaga…

                Read More

                  Dawladda Itoobiya oo Shir ay ku heshiisiinayso u qabanaysa Maamullada Deegaanka Soomaalida iyo Canfarta

                  Jigjiga. 18, April 2012 (SDN)- Dawlada federaalka Itoobiya ayaa xooga saaraysa sidii xal waara loogu heli lahaa Arimaha Khilaafaadka Dhulka Xuduudaha ee u dhaxeeya DDSI iyo Canfarta oo muran soo jireeni ah uu ka dhaxeeyo kuna saabsan lahaanshaha tuulooyin ku yaala xuduudaha ay wadaagaan DDSI iyo Canfartu. Khilaafaadka Dhulka Deegaanada Xuduudaha ee ay Gobolka Shiniile…

                  Read More

                    Ganacsade Soomaaliyeed oo Dacwadeeyay ciidamada Kenya

                    Liboi April 18,2012(SDN)-Ganacsade Soomaali ah ayaa dacwadeeyay ciidamada dalka Kenya ee ka hawlgala xadka u dhexeeya labada dal. Maxamed Cali Cabdiraxmaan ayaa sheegay in ciidamada Kenya ay gacanta ku dhigeenin ka badan 3,500 oo kiish oo Sonkor ah oo uu u waday degmeda Dhoobley. Gawaadhidii waday Sonkorta ayaa ciidamadu sheegeen in ay ka guddbeen xadka…

                    Read More

                      Burcad badeeda oo waxyeelo u geysta dhaqaalaha Africa

                      Cape Town April 17,2012(SDN)-Shir ay dhawaan isugu yimaadeen dalalka ku bahoobay ururka caalemiga ah ee Badmaaxyada oo lagu qabtay Konfur Africa ayaa lagu xaqiijiyay in dalalka Africa hoos dhac dhaqaale kala kulmeen burcad badeednimada. Madaxa ururkaas Philip Holihead ayaa saxaafada u sheegay in dalba dalka uu uga dhaw yahay Soomaaliya uu dhaqaalihiisu hoos u dhacay…

                      Read More

                      Bayern Munich oo 2-1 ku Soo Dhaweysey Real Madrid

                      Arena Stadium-April-17-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureynaa ciyaar aad u xiisa badneyd oo mar dhaweyd soo gabagaboydey kana tirsaneyd koobka horyaalka ee qaaradda Yurub (UEFA) oo ahayd Semi Final. Haddaba koobkan oo aduunka aad looga qadariyo siiba qaaradda yurub ayaa la iskugu soo biyo shubtey Semi Final Afarta Naadi ee isku soo hadhey oo kala…

                      Read More

                        Ethiopian troops to soon leave Somalia; prime minister calls mission successful

                        ADDIS ABABA, Ethiopia — Ethiopian troops fighting al-Qaida-linked militants in neighboring Somalia will soon return home, Ethiopia’s prime minister said Tuesday. Prime Minister Meles Zenawi said regions of Somalia currently controlled by Ethiopian forces will be handed over to troops from Burundi, Kenya, Djibouti and Rwanda. The first three countries have troops in Somalia as…

                        Read More

                          Meles Zenawi: “Ciidanka Itoobiya dhowaan way ka baxayaan Soomaaliya, dagaalka ay Al-Shabaab la galeena…”

                          ADDIS ABABA, 18 April, 2012 (Qurbejoog.com/AP)- Raysal-wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi, ayaa sheegay in ciidanka dalkaas ee la dagaalamaya maleeshiyaadka Al-Qaacida ku xidhan ee jaarkooda Soomaaliya ay si dhakhso ah ugu laaban doonaan dalkooda Itoobiya. Siday ku warantay wakaalada wararka ee AP, Raysal-wasaare Meles oo Salaasadii la hadlayay Baarlamaanka dalkiisa, waxa uu sheegay in gobollo ka…

                          Read More

                            Madax ka socota hay’ado Caalami ah oo booqday Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir intii aan daawayn dibadeed loo qaadin

                            Hargeysa 17, April 2012 (Qurbejoog.com)- Xubno ka socday hay’addo Caalami ah, ayaa la sheegay inay gelinkii hore ee maanta gurigiisa ku booqdeen Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax oo jugi ka soo gaadhay markii doraad xooga lagaga saaray shirweynihii golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE oo xilkana lagaga qaaday. Siday ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com,…

                            Read More

                              Tartan Quraan akhris ah oo Maanta Hargeysa Lagu soo gunnaanadey

                              Hargeysa April 17,2012(SDN)-Tartan Qur’aanka Kariimka ah ii mudaba u socday ardayda wax ka barata Madarasada Al ixsaan ayaa Maanta lagu soo gabo gabeeyay xarunta Madarasadaas ee Caasimada Hargaysa. Tartankan ayaa hablaha iyo Wiilashii ka qayb qaadanayay ay qolo kastaaba dhinaceeda u tartamayeen ,iyadoo ardaydii ku guulaysatay Kaalmaha hore oo ka koobnaa 13 arday oo wiilal…

                              Read More