Webmaster

    Wasiirka Duulista Somaliland oo ka Warbixiyay Dib u bilowga Duulimaadyada Ethiopian Airlines

    Adis Ababa April 17,2012(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo hawadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa kulamo kala gedisan kula yeeshay Dalka Itoobiya oo uu socdaal ku joogo maalmihii u dambeeyay Wasiirka Hawlaha Guud ee Itoobiya, Maamulka shirkadda diyaaradaha ee Itoobiya iyo safiirka dalka Britain u fadhiya Addis-ababa. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Duulista Hawada Somaliland soona…

    Read More

      Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo ka Warbixiyay Hawlgalo ay ciidamadu Hargeysa ka Fuliyeen

      Hargeysa April 17,2012(SDN)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland C.laahi Fadal Iimaan ayaa Maanta cadeeyay in Ciidanka Boolisku ay gacanta ku dhigeen 750 Litir oo Khamri ah, Xadi ka mid ah Maandooriyaha Xashiishada, Gaadhigii Siday iyo laba eedaysane oo watay . Taliyaha Booliska oo Xafiiskiisa Warfidiyeenada kula hadlayay ayaa iftiimiyay in hawlgal ay Maanta fuliyeen Ciidanka, markii ay…

      Read More

        Guddida Xumaan Reebida iyo Wanaag Farista Somaliland oo Deeq Guddoonsiiyay Xarun Haweenka lagu Xanaaneeyo

        Hargeysa April 17,2012(SDN)-Gudida  Wanaag farista iyo Xumaan reebista, gaar ahaan qaybta dumarka  ayaa Maanta la gudoonsiiyay deeq dhar Xarunta lagu xanaaneeyo laguna daryeelo dadka Maskaxda ka xanuunsanaya ee Macruuf ee Caasimada Hargaysa . Wareejinta deeqdan waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiin ka socday xafiiska Samo falka Madaxtooyada,Maamulka Macruuf iyo Marti sharaf kale . Munaasibadan oo lagu…

        Read More

          Magaalada Burco oo lagu soo bandhigay Qorshe kor loogu qaadayo Fayo Dhawrka

          Burco April 17,2012(SDN)-Kulan Balaadhan oo lagaga hadlayo sidii loo horumarin lahaa fayo dhawrka iyo Nadaafada Deegaanada Gobolka Togdheer,Muddada labada sanadood ah ee soo socda,ayaa maanta lagu qabtay Huteel Cigaal ee Magaalada Burco. Kulankan oo ay si wada jir ah isaga kaashadeen wasaarada Caafimaadka Somaliland ,Hay’ada UNICEF,iyo Hay’adaha Ka Howlgala Dhinaca Nadaafada,ayaa ujeedadiisu waxa ay la xidhiidhay…

          Read More

            Idaacaddii cusbayd ee Xukuumaddu ballan-qaaday oo agabkeedii dalka soo gaadhay

            Berbera, 17, April 2012 (SDN)- Idaacadii cusbayd ee ay Xukuumadda Somaliland hore ugu ballan-qaaday inay dalka keenayso ayaa soo gaadhay dekedda magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, Xukuumadda Somaliland ayaan ilaa hada shaaca ka qaadin keenista Idaacadaas, waxaana hore si is-daba jog ah ugu ballan-qaaday inay keenayaan Idaacadaas Wasiirradii kala dambeeyay ee soo maray Wasaaradda…

            Read More

              Suudaan oo beeenisay in ay duqeeysay ceelasha Shidaalka lagu muransan yahay

              Khartuum April 17,2012(SDN)-Sudan  ayaa beenisay  in  ay duqeeyeen  ceelasha laga soo saaro patrol-ka  ee ay  qabsadeen ciidamda  Koonfurta Sudan. Xukuumadda Jubba ay dhinaceeda  waxay dusha ka saareen  masuuliyadda  wixii dhibaato ah ee soo gaadha goobaha shidaalka  laga soo saaro inay  leedahay dawlada Khartuum. Warku waxa uu intaas ku darayaa in Wax soo saarkii dhinaca  patrol-ka …

              Read More

                Meher Qiimo leh: Caydaruus Sh. Cumar iyo Suleekha Y. Aw Faarax oo Ka Qabsoomay Hargeysa

                Dhammaanba Maamulka, Weriyayaasha, Qorayaasha iyo Hawlwadeenada Togaherer.com Waxa Ay Hambalyo U Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada Caydaruus Sheekh Cumar Macalin-Geedi & Suleekha Yuusuf Aw Faarax   Meher Wacan   Gudoomiyaha ururka Saxafiyiinnta Somaliland ee SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf, Gudoomiye ku xigeenka SOLJA Saleebaan Ibraahim Maxamed, Xoghayaha fulinta ee SOLNJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, Cali Jaamac Maxamed (Cali-Jamhuuriya),…

                Read More

                  Madaxwayne Ahmed Silaanyoow codka Shacabka ha ku waayin wuxuu shalay daahir Riyaale ku wayay

                  Shalay Daahir Rayaale waxa uu Codka Shacabka kuwaayey, waxa ugu waaweynaa Sharcigii ( Distoorka) aynu dhiganay oo uu ixtiraami waayey, Musuq-maasuq dalka ku baahaay, Shaqaale Dawladeed oo dayacmay , Kaabayaashii Dhaqaalaha oo gabi ahaanba baa’bay, Cadaaladii oo faraha ka baxday, Beeshii Caalamka oo aynu go’doon ka galnay, Xataa Dhismihii ugu muhiimsanaa Dalka oo ah Madaxtooyada…

                  Read More

                    Ciidamada Somaliland ee degmeda Dhahar oo markii u horeysay Musharadooda ku qaatay SL Shiling

                    Dhahar April 16,2012(SDN)-Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan Degmada Dhahar ayaa dareen farxad leh ku qaabilay in markii u horaysay ay Mushahaarkooda ku qaateen Lacagta Shilling Somaliland . Taliyaha amniga ee degmada Dhahar Abshir Muuse Yuusuf oo khadka Telefoonka kula soo xidhiidhay Wakaalada Wararka ee Solna ayaa sheegay in Ciidamada qaranka ee ku sugan deegaanka…

                    Read More

                      Madaxweyne Ku-geenka iyo Wakiilka FAO ee Somaliland oo booqday xarun lagu farsameeyo Lafaha

                      Hargeysa April 16,2012(SDN)-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil “Saylici”oo ay weheliyaan Mas’uuliyiin ka socota hay’ada FOA ayaa Maanta kormeer ku tagay xarun lagu farsameeyo hadhaaga lafaha xoolaha oo ku taala magaalada Hargaysa isla markaana uu u kuurgalay qaabka ay u shaqayso xaruntani. Xaruntan oo ay gacanta ku hayso ururka Wadaniga ah ee…

                      Read More

                      Morosini oo Afweynta Darsadey Akhirana u Hayaamey.

                      Italy-April-16-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa ciyaaryan reer itaaliya ah oo afweynta darsadey isaga oo ciyaaraya aakhirana u baqooley. Saaxiibayaal ciyaaryahankan oo lagu magacaabo Livorno”s PiermarioMorosini ayaa Aabihiis ,Hooyadiis,Bakhtiyeen,Walaalkiisna wuu isdaldaley,markaana Morosini ma gaadhin 15-iyo toban jir walaashiina waa Curyaan (Disable) masuulayadeedana isaga ayaa qaatey. Morosini ayaa ciyaarta q1aybteedii hore daqiiqaddii 31-aad Afweynya u dhacay dhawr jeerna…

                      Read More

                        Sanadguuradii 29aad ee Mujaahid Ibraahin Koodbuur ku Badbadiyay kornayl Cabdilaahi Askar12/4/1983 oo si weyn looga xusay London‏

                        (London 16/4/2012) Xaflad aad loo soo abaabulay oo lagu xusayo sanad Guradii 29aad ee lagu xasaey Mujaahid Ibraahin Kodbuur Hawlgalkii Birjeex Ee Lagu badbaadiyey 12/4/1983 Corneel Cabdilaahi Askar Alle Haw Naxariiste. Xafladan oo aad loo soo Agaasimyey ayaa waxa Ka Soo Qayb Galay Mujahiidntii SNM ee Ku Sugan Wadankan Uk oo Ka kala yimid Dhamaan…

                        Read More

                          Xisbiga UCID oo talaabo Dimoqraadiyadda Somaliland iyo ta KULMIYE dhaawacaysa ku tilmaamay habkii loola dhaqmay Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

                          Hargeysa 16, April 2012 (Qurbejoog.com)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa cambaareeyay habkii loola dhaqmay guddoomiye kuxigeenkii xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax oo shalay xoog lagaga saaray shirweynihii golaha Dhexe ee xisbigaas, xilkaga kagaga xayuubiyay. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray kusimaha guddoomiyaha UCID Mr. Aaden Jaamac Hoori, waxa uu…

                          Read More