Xaflad balaadhan oo lagu sii sagootinayey Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo London lagu qabtay
London 16/04/2012) Xaflad aad u balaadhan soo si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu sii Sagootinayey Gudoomiyaha Xisbiga Mucaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali (Warabe) ayaa lagu qabtay Hilton Olympia ee galbeedka magaalada London. Xafladdan oo si weyn loo soo abaabuley ayaa waxaa ka dhex muuqdey Bulshada Qaybaheeda kala…
