Koonfurta Sudan oo gacanta ku dhigtay degaanka Shidaalka badan ee Heglig
Juba April 15,2012(SDN)-Madaxweyne ku xigeenka koonfurta Sudan Mr Reg Mishaal oo maanta warbaahinta caalamka kula hadlay caasimadda dalkiisa ee Jubba ayaa sheegay in ay gacata ku hayaan magaalada Heglig iyo goobaha shidaalka laga soo saaro. Mr Reg Mishaal waxa uu intaasi ku daray in ay dib u celiyeen weeraro kaga yimid dhinaca xukuumadda Sudanta Waqooyi, …
