Hargeysa: Danab ku dhacay badhtamaha magaalada iyo khasaaraha ka dhashay
Hargeysa, 13, April 2012 (SDN)- Danab aan khasaare nafeed gaysan ayaa ku dhacay caawa fiidkii inta u dhaxaysa hay’ada shaqaalaha iyo xarunta ciidanka asluubta ee magalada Hargeysa. Danabkan ayaa dhacay xilli roob ka da’ayay Caasimadda Hargeysa, waxaanu danabkkaasi khasaare u gaystay xadhkaha dabka ee dawladda, isla markaana waxa uu gooyay dhamaan xadhkihii ku dhawaa goobtaas…
