Markabkii laga afduubay ganacsatada Somaliland oo madax-furasho lacageed lagu soo furtay
Hargeysa 12, April 2012 (Qurbejoog.com)- Markab tan iyo badhtamihii bishii February ay haysteen koox Budhcad-badeed reer Puntland ah, ayaa la sheegay in shalay lagu sii daayay madax-furasho lacageed. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan ka soo baxay shirkadda Al-Hafouf ee UAE oo leh Markabkaas iyo ganactada uu u rarnaa midna, haddana siday wararku sheegeen waxa…
