Agaasimaha Cusub ee Wasaarada Kaluumeysiga Somaliland oo xilkii la wareegay
Hargeysa April 10,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda ee JSl Mudane Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyey Agaasimahii guud ee hore ee Wasaarada iyo Agaasimaha guud ee dhowaan loo magacaabay. munaasabadda oo ka dhacday Hotel Summer-Time waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano, Salaadiin iyo…
