Guddida Xuquuqul Insaanka Somaliland oo Booqday Xabsiga Mandheera
Hargeysa April 09,2012(SDN)-Gudoomiyaha Komiishanka Xuquuqul Iinsaanka Qaranka Marwo Aamina C.laahi Axmed oo ay Weheliyaan Xubno ka tirsan Komiishankan ayaa Maanta Kormeer hawleed ku tagay Xabsiga Mandheera. Ujeedada kormeerkooda Xubnaha Komiishanka Xuquuqul iinsaanku ayaa la xidhiidhay u kuurgalida nolosha dhabta ah ee maxaabiista waxaanay xog warano la yeesheen Maxaabiista iyo Madaxda Xabsiga Mandheera. Gudoomiyaha Komiishanka Xuquuqul…
