Halkan ka daawo sawiradii kulankii Jaaliyadaha Somaliland iyo Soomaaliya ee Canada
Ottawa Mar 26,2012(SDN)-Waxa magaalada Ottawa ee dalkan Canada dhawaan ku kulmay Jaaliyadaha Somaliland iyo Soomaaliya,halkan ka Daawo Sawiradii kulankaa.

qurbejoog
Ottawa Mar 26,2012(SDN)-Waxa magaalada Ottawa ee dalkan Canada dhawaan ku kulmay Jaaliyadaha Somaliland iyo Soomaaliya,halkan ka Daawo Sawiradii kulankaa.
Helsinki Mar 26,2012(SDN)-Waxaa lagu qabtay 24/03/2012 caasimada wadanka Finland ee Helsinki xaflad aad loo soo agaasimay oo lagu soo dhawAynayey gudoomiyaha xusbiga cadaalada iyo daryeelka UCID Eng. Faisal cali Waraabe kaas oo hada ku sugan wadanka finland. Xafladan oo kulmisay dhamaan jaaliyada soomaliland ee ku dhaqan wadanka finland waxaa si-wayn uga dhex-muuqday haweenka, dhalinyarada iyo…
Caynaba-Kumanaan ka tirsan taageerayaasha Urur-siyaasadeedka Rays ayaa saaka isugu soo bax balaadhan ka sameeyay bannaanka weyn ee koonaha magaalada Caynaba,ka dib markii ay xaruntii uu Ururkaasi ku lahaa magaalada Caynaba qaadi wayday dadweynaha halkaas iskugu yimid. Tiro koobka Ururrada siyaasadda ee Guddida diiwaangalinta oo ay saaka u ahayd maalintii ugu dambeysa tirada madaxtabashada ah ee…
Hargeysa, 25, Mar 2012 (SDN)- Shabakadda Telefishanka Al-jaziira, ayaa warbixin dheer ka qoray marxaladihii kala duwanaa ee ay Somaliland soo martay iyo sooyaalkeedda taariikheedba. Warbixinta Al-jaziira oo dhamaystirayd waxay u dhignayd sidan:- “Somaliland waxay madax-banaanidda ka qaadatay isticmaarkii Ingriiska waxayna afar cisho ka dib ku dhawaqeen, inay la midoobeen, dalka Somalia ee madax-banaani ka qaatay…
Hargeysa Mar 25,2012(SDN)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka marwo Nimco Xuseen qawdhan ayaa maanta furtay wejigii Koobaad ee talaalka caruurta reer Somaliland ee shanta sano ka yar. Xafladaasi oo ka dhacday Hotel Maansoor oo ay goobjoog ka ahaayeen Agaasimaha guud ee wasaaraddaasi cabdi Axmed Nuur (C Gurey) mas’uuliyiin caafimaad oo kala duwan & hay’adaha wada shaqaynta…
Hargeysa Mar25,2012(SDN)-Isuduwaha Caafimaadka ee Gobolka Maroodijeex Axmed Xasan Goonle aya maanta kormeer ku soo maray xarumaha hooyada iyo dhallaanka ee Caasimadda Hargaysa kaasoo uu ugu kuurgelayey horusocodka adeega goobaha xanaanadu u hayaan bulshada. Isuduwaha oo kormeerkaasi ka dib u waramayey saxafada ayaa sheegay inay maanta kormeer ku soo mareen 11 xarumood oo ah xarumaha daryeelka iyo…
Laascaanood, 25, Mar 2012 (SDN)- Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda ayaa manta wejigii labaad ee hawshii qiimaynta kunka qof ee madax-taabashada ah ka fulliyay xafiisyada iyo xarumaha Ururrada Siyaasadu ku leeyihiin magaalooyinka Caynaba iyo Laascaanood. Hawlgalkan manta ee Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo ahayd gabebadii hawshooda ee Gobollada dalka, waxaanay guddidu soo mareen xarumaha dhamaan ururradu…
Hargeysa, 25, Mar 2012 (SDN)- Mudaharaado kala duwan ayaa saaka waaberigii ka dhacay goobo kala duwan oo ka mid ah Caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Mudaharaadadan oo ujeedooyinkooda kala duwanaayeen ayaa xilliyo isku dhaw ka dhacay koonfurta iyo waqooyiga Hargeysa. Dadweyne tiro badan oo ka cabanayay xadhiga Badhasaabkii hore ee Maroodi-jeex oo muddo saddex todobaad ah…
Ottawa Mar 25,2012(SDN)-Waxa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Ottawa Kulan ay yeesheen waxgarad isugu jira Rag iyo Dumar ka soo kala jeeda Somaliland iyo Soomaaliya. Kulankan oo ay wadajir labada dhan u soo abaabuleen ayaa looga wada hadlay sidii la isugu soo dhawaan lahaa oo la isaga kaashan lahaa marxalada haatan taagan. Shirka waxa furay…
Bamako Mar 25,2012(SDN)-Hogaamiyaha golaha milatariga ee Taladii dalka Mali la wareegay ayaa maanta ka hadlay television-ka iyo Radio-ga dalkaasi, isagoo beeniyey warar laysla dhex maraayey oo sheegay in la dilay isaga Maalintii Jimcihii ee ina dhaafay . Hogaamiyahan oo lagu magacaabo Dhame Axmedu Sanuudo waxa kale uu ugu baaqay dadweynaha dalkaasi in ay isdajiyaan oo…
Paris Mar 24,2012(SDN)-Madaxa Hay’ada Xuquuqu Insaanka Jabuuti Jean Paul Cabdi ayaa soo gaadhay magaalada Paris ka dib xaalad caafimaad oo Jabuuti wax looga qaban kari waayay. Ma cada xaalada caafimaad ee masuulkan iyo sida loohayo toona,balse waxa uu Jean Paul bilihii u danbeeyay ku qaata xanuun iyo jiif cusbitaal. Dawlada Jabuuti khaasatan reysul wasaare Dileyte…
Hargeysa Mar 24,2012(SDN)-Maareeyaha Wakaalada Korontada dawlada ee Magaalada Hargaysa Weli Axmed Xaawo ayaa Maanta ka waramay hawsha balaadhinta Laydhka Caasimada iyo qorshayaal ay ku talo jiraan inay ku horumariyaan. Maareeyaha Wershada Korontada Caasimada Hargeisa Waxa uu cadeeyey in mudadii ay ka dhigeen in laydhka warshadu uu afar iyo labaatankii saacadoodba shaqeeyo uu wax badan hoos…
Hargeysa Mar24,2012(SDN)-Agaasimaha Cisbitaalka Qaaxada Dr Cismaan Cabdi Maygaag iyo Mas’uuliyiin Sare oo ka tirsan Hay’ada Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa Maanta ka qayb galay Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay Xuska Maalinta Qaaxada Adduunka oo sannad kastaba la qabto 24-ka bisha March. Munaasibadan oo lagu qabtay Xarunta Cisbitaalka Qaaxada ee Caasimada hargaysa waxaa kale oo ka…
Moscow Mar 24,2012(SDN)-Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan qaramada midoobay iyo jaamacadda carabta xal u helida dagaalada ka aloosan Suuriya Mr Koofi Anan ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay caasimadda dalka Ruushka ee Moscow, si uu taageero ugu helo qorshaha uu doonayo in lagu xaliyo mashkiladda ka oogan dalka Suuriya. Mr Koofi Anan waxa…
Boor Siciid Mar 24,2012(SDN)-Hal qof ayaa maanta k u dhintay magaalada Boor Saciid ee dalka Masar tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii ciidamada amaanka iyo dadweyne cadhaysani oo taageersan kooxda kubadda cagta ee Almasri isku dhaceen. Rabshadahan dadka galaaftay waxa ay ka dhaceen badhtamaha magaalada Boor Saciid, markii kumanaan qof oo taageersan kooxdaasi…
Hargeysa, 24, Mar 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay qaybtii ugu horreysay ee Maxaabiis Budhcad-badeed ah oo tiradoodu dhantahay 19 maxbuus oo laga soo qaadayo Xabsi ku yaala Jaziiradda badweynta Hindiya ku taala ee Seychelles, kuwaas oo xukun Maxkabadeed ku dhacay isla markaana muddo ku xidhnaa halkaas. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka…
Hargeysa, 24, Mar 2012 (SDN)- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa saaka cod aqlabiyad ah ku meel-mariyay Xeerka Baanka dhexe ee dalka, kaasoo muddooyinkii u dambeeyay horyaalay Golahaas. Fadhigii saaka oo uu shirguddoominayay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi waxa madasha fadhiga ka soo xaadiray 64 mudane, waxaana ogolaaday ansixinta Xeerkaas 61 mudan, hal mudane ayaa diiday, waxaana ka aamusay…
Marka dib loo eego qaabkii abaabul iyo isku duba rid ee uu Madaxweyne Siilaanyo ku hoggaamin jiray xisbiga KULMIYE, waxa ay dad badani isweydiiyaan maxaa imika oo qarankii loo dhiibay ku habsaday.? Dad badan ayaa aaminsan inaan weli laga hayn waxyaabihii Madaxweyne Siilaanyo laga filayay ee ay dad badani sawiranayeen amaba uu balan qaaday inuu…
London 24, March 2012 (Qurbejoog.com)- Ururka Bulshada Somaliland ee UK oo magaciisa loo soo gaabiyo UK.SLC, ayaa cambaareeyay xasuuq ay ciidanka Liyuu Booliska Itoobiya dhowaan ka geysteen degaamo ka tirsan degmada Gaashaamo oo ka tirsan kilalka Shannaad ee Soomaalida Itoobiya. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ururku soosaaray, waxa uu dawladda Itoobiya ka dalbaday in si degdeg…
Inkasta oo aay u eegtahay in Sheekh Maxamed Cali Geedi uu ka soo dheegtay magaca Badbaado xeradii barakacayaasha abaaraha ee magaalada Muqdisho ee uu ku gaadhsiiyey deeqdii ay ku deeqeen dadka iyo dawladda Somaliland, hadana Ururku ma cadayn cidda la badbaadinayo iyo waxa laga badbaadinayo. Tan iyo dharaartii lagu dhawaaqay ururka Badbaado oo ay horboodayeen…