Loolanka Musharaxnimadii jagooyinka Ku-xigeenka 1aad iyo 2aad ee Wakiillada oo maanta soo afjarmay iyo xubnaha lagu doortay
Hargeysa, 24, Mar 2012 (SDN)- Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta doortay jagooyinka Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee iyo 2aad ee Golaha Wakiiladda. Mudanayaasha ayaa jagada Guddoomiye ku-xigeenka 1aad u doortay Baashe Maxamed Faarax oo hore u ahaan jiray Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golahaas, waxaana jagadiisii buuxiyay Xildhibaan Cali Yuusuf Axmed. Fadhigii maanta ee Golaha Wakiiladda…
